Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Ina Dhoolayare

0
Saturday April 27, 2013 - 08:00:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Ina Dhoolayare

    (xogreebnews-Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Wasirkii Hore Ee Arrimaha Debeda Mujaahid.A.M.Ducaale( Dhoolayare).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews-Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Wasirkii Hore Ee Arrimaha Debeda Mujaahid.A.M.Ducaale( Dhoolayare). Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Ina Dhoolayare

(xogreebnews-Baashe(Morgan) Iyo Xaaskiisa Luul Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Gurigii Sida Foosha Xun Looga Saaray Xaaskii Iyo Caruurtii Wasirkii Hore Ee Arrimaha Debeda Mujaahid.A.M.Ducaale( Dhoolayare).
Siilaanyo wiilka uu sodoga u yahay ee Baashi Cawil X.Cumar(Baashe Morgan) ayaa madaxtooyadu si toos ah ugu wareejisey Gurigii sida foosha xun loogaga saaray xaaskii iyo caruurtii Wasiirkii hore ee arrimaha Debeda ee Somaliland Mujaahid Cabdilahi Maxamed Ducaale( Dhoolayare.

Sanadkii hore dhamaadkiisii ayey ahayd markii Madaxweyne Siilaanyo amray in Wasiirkaasi hore guriga laga saaro,Abdilahi Dhoolayare ayaa si aad iyo aad u sharaf badan uga baxay gurigaasi markii siilaanyo sidaasi codsaday.
Siilaanyo ayaa xasuusan tartankii cabdilahi kaga adkaaday hogaaminta beesha ay ka soo wada jeedaan sanadihii sagaashamaadkii iyo ilaa 2010,cabdilahi ayaa mudo dheer ahaa hogaamiyihii dhinaca siyaasada ee beesha bariga burco,siilaanyo ayaa weligii caloosha ku haystey in uu maalin uun markuu xukunka fuulo uu cabdilahi xumeeyo isagoo rumeysan in Cabdilahi mudo dheer siyaasada kaga gacan sareeyey.
Mujaahid Dhoolayare ayaa shacabka somaliland ku xasuustaan waxqabadkiisii iyo sidii fiicnayd ee uu uga soo dhalaalay ka midha dhalinta siyaasada arrimaha debeda ee somaliland waxaana lagu amaanaa isagoo magaca somaliland gaadhsiiyey halkii ugu sareysey ama ugu mudnayd.
Somalilandcitizen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured