MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF OO JAAMACAD MARAYKAN-KA KU TAAL WAXBARASHU UGU DEEQDAY

0
Tuesday April 23, 2013 - 20:00:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF OO JAAMACAD MARAYKAN-KA KU TAAL WAXBARASHU UGU DEEQDAY

    Boston (xogreebnews-Madaxweynahii hore ee DKMG ahayd ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa deeq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boston (xogreebnews-Madaxweynahii hore ee DKMG ahayd ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa deeq
MADAXWEYNE SHIIKH SHARIIF OO JAAMACAD MARAYKAN-KA KU TAAL WAXBARASHU UGU DEEQDAY

Boston (xogreebnews-Madaxweynahii hore ee DKMG ahayd ee Somaliya Sheikh Shariif ayaa deeq waxbarasho oo lagu sharfay ka helay dhawaan kulliyad ka mid ah Jaamacadda Boston oo la yidhaahdo (African Presidential Archives anad research centre).

Sida xoggaha xogreebnews- heshay tibaxayaan kuliyadaas ayaa loogu talo galay in aqoontooda lagu kobciyo ,laguna baro culuunta siyaasada Madaxweynayaasha Afrikaanka ah ee si dimoqraadiya xilka ugu dega marka laga helo tartanka doorashada Madaxtooyada sida Sheikh Shariif oo kale oo uu kal-hore ka helay guulaystay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.
Geesta kale Sheikh Shariif ayaa markuu uu xukunka wareejiyey muddo gaaban ka dib isaga iyo xaasaskiisu u haajireen dalka Yugaanda halkaas oo isaga iyo qoysaskiisuba si rasmiya u degan yihiin Magaalada Kanbala, Yugaanda maadaba uu ku noolan kari waayey Muqdisho oo uu naftiisa u baqay!.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured