Cukuse Iyo Dhuxul Oo Ay Soo Gabo-gabawday Raajo La”aan ay ak Qabaan Xukuumada Iyo Qorshahay La Hortageen Saxafada Oo Fashiilmay.
(xogreebnews-Waxa ay xukuumada hada talada haysa ay markay ku guulaysatay
Cukuse Iyo Dhuxul Oo Ay Soo Gabo-gabawday Raajo La”aan ay ak Qabaan
Xukuumada Iyo Qorshahay La Hortageen Saxafada Oo Fashiilmay. (xogreebnews-Waxa
ay xukuumada hada talada haysa ay markay ku guulaysatay talada dalka ay wadatay kooxo camaasiir ah kuwaso .ay ku
caan baxay ahaa in ay wiixi afkooda kuso dhacaba ay ku hadlan sidi ay uu kala
caybadnayeen ayaanay uu kala xil-qaliisanayeen . marki siilaanyo uu ka dhiigay
afhayeenka madaxtooyada waxa biilabmay in uu is yiidha saxafadu haku
guulwadeeyaan balse waxa cuntami wayday sida ay wax uu rabaan, inkasto kooxdan
kadriiyinta ah ay kulano la”a qaatan saxafada qarkood hadana maa beedelan
dabeecadi ay ku cano malen oo ahayd tii waxaydoonan in ay ku hadlan hadaba waxa
jiirtain ay hada soo gabo-gabayawday rajadi yarayd ee uu ka qabay siilaanyo
labadan guulwade. Waxanay warar hose oo laga heelayo dhiinaca qasrigu sheegen
ay hada so dhowday xilka qadiista labadan masuul waxanay wararku intaa ku
dareen ay ku kaceen musuq-masuq baladhan waxanay labadan masuul shuurako ku
yiihin cadiifada iyo qabyalada iyo kooxaysiga .waxana sii daraan ninka lagu
magacabo waxanu caaku yahay gulwadeenimada dhuuxa ka gashay,wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta C/laahi Daahir Cukuse
ayaa isana ah raga hormuudka ku ah guulwadenimada sida weyn rag badani ay uga
dhex muuqdaan, wasiirkan ayaa la sheegay in uusan xafiiskiisa iman balse uu
subax kasat uu tago madaxtooyada halkaasi oo hadba wixii lagu naqdiyayo
madaxtooyada si uu u difaaco u tago madaxtooyada iyada oo ay ujeedadiisu tahay
iska dhaadhicinta madaxtooyada isla amrkaana waxaa la sheegay inay xataa ku
kalifto wasiirkan in uu madaxtooyada u sheego warar aan jirin oo lidi ku ah
madaxtooyada isla amrkaana waxa uu u sheegaan in uu isaga oo kaliyahi wax ka
qab karayo, isaga oo isku arko in uu yahay ninka kaliya ee dhinaca saxaafada
wax uga difaaci karaya xukuumada , iyada oo xataa la og yahay in uu mar marka
qaarkood la warego shaqada afhayeenimada madaxtooyada oo wax uu xaq u leeyahay
afhayeenka madaxtooyadu uu isagu sheego, ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegay
in wasiirkani uusan wax war ah ka hayn sida ay wasaaradisu u shaqaynso waayo
had iyo jeer wuxuu ku jiraa madaxtooyada. Qalinka:
C/casiis Bashiir Nuur Email:info@xogreebnews.com Hargeysa/Somaliland Leave a comment |
|
Cukuse Iyo Dhuxul Oo Ay Soo Gabo-gabawday Raajo La”aan ay ak Qabaan Xukuumada Iyo Qorshahay La Hortageen Saxafada Oo Fashiilmay.
(xogreebnews-Waxa ay xukuumada hada talada haysa ay markay ku guulaysatay