XAFLADII WADANI EE UK OO DAGAAL GACMO KA HADALI DHAXMARAY ABWAAN ILKO JIIR IYO DHALINYARO TAGEERSAN WASIIRKA MADAXTOOYADA

0
Monday April 22, 2013 - 08:13:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XAFLADII WADANI EE UK OO DAGAAL GACMO KA HADALI DHAXMARAY ABWAAN ILKO JIIR IYO DHALINYARO TAGEERSAN WASIIRKA MADAXTOOYADA

    London (xogreebnews) Tageeraysha Xisbiga wadani ee Uk ayaa xaflad soo dhawayna u qabtay Gudoomiyaha Baarlamanaka Somaliland ahna guudomiyaha Xisbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews) Tageeraysha Xisbiga wadani ee Uk ayaa xaflad soo dhawayna u qabtay Gudoomiyaha Baarlamanaka Somaliland ahna guudomiyaha Xisbiga XAFLADII WADANI EE UK OO DAGAAL GACMO KA HADALI DHAXMARAY ABWAAN ILKO JIIR IYO DHALINYARO TAGEERSAN WASIIRKA MADAXTOOYADA
London (xogreebnews) Tageeraysha Xisbiga wadani ee Uk ayaa xaflad soo dhawayna u qabtay Gudoomiyaha Baarlamanaka Somaliland ahna guudomiyaha Xisbiga wadani xafladan oo ahayd mid tagerashu ku maamusayaan guusha xisbiga ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyahii hore ee ururka Ummada Dr Gaboose xafladii oo sii habsami u socota ayaa waxa la yeedhay Abwaan Siciid ilko jiir oo ka soo qayb galay xafladan si uu uga dhiibto kalmadiisa abwaanka ayaa waxa uu damcay inuu u jaawaabo gabaygii digniin ee wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi ka jeediyey xafladii madaxwaynaha ayaa waxa soo kacay muwadin ka soo qayb galay oo ay isku heyb ka soo jedaan madaxwaynaha somaliland waxaanu isagoo siijada oo fadhiya dhabarka kaga shubey biyo abwaanka taas oo keentay in tageerayaashiisa Wiil Dhalinayaro lagu magacaabo Maxamuud Joon uu feedh Ilkaha kaga soo dadiyey muwadinkii biyaha ku shubey abwaanka halkaas ayaa waxa ka dhashay buuq iyo qaylo iyo in booliska soo kala dhex galo xabsigana loo taxaabo maxamuud joon iyo wiilkii ilkaha laga soo daadiyeyba waxa halkaa ku soo gabagabooday xafladii oo dad badani ka xumadeen in gabayga Xirsi uu keenay dhibaato iyo kala qaybsanaan belahii walaalaha ahaa ee wada dagan uk.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured