XILDHIBAAN NAASIR CALI SHIRRE OO WARGEYSKA GULF TIMES UGA WARAMAY TAAGEERO DIBLAMAASIYASEED OO UU SOMALILAND UGA R

0
Tuesday March 12, 2013 - 08:14:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XILDHIBAAN NAASIR CALI SHIRRE OO WARGEYSKA GULF TIMES UGA WARAMAY TAAGEERO DIBLAMAASIYASEED OO UU SOMALILAND UGA R

    Doxa(xogreebnews.com)Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shirre oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland. oo ka mid ah Mudanay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doxa(xogreebnews.com)Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shirre oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland. oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland.

XILDHIBAAN NAASIR CALI SHIRRE OO WARGEYSKA GULF TIMES UGA WARAMAY TAAGEERO DIBLAMAASIYASEED OO UU SOMALILAND UGA R

http://xoriyonews.com/images/space.gif

http://xoriyonews.com/images/space.gif

(XOGREEBnews.com): Monday, March 11-2013 http://xoriyonews.com/photo/6160.jpeg

Doxa(xogreebnews.com)Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shirre oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland.

Doxa(xogreebnews.com)Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shirre oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland.

oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dalka Qadar u jooga dedaal uu ku doonayo inuu dawladda dalkaasi taageero diblamaasiyadeed uga helo Somaliland.

Xildhibaan Naasir oo waramay Wargeyska Afka dheer ee GULF TIMES, ayaa sheegay in Somaliland mandaqada Geeska Afrika uga shaqeyso sidii qaran la aqoonsan yahay oo kale, isla-markaana Somaliland buuxisay shuruudihii looga baahnaa qaran madax-banaan inoo yeesho.

Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shirre, waxa uu Wargeyska u sheegay inay doonayaan in Somaliland beesha caalamka uga baahan tahay aqoonsi caalami ah �Geeska Afrika waxaanu uga shaqeynaa sidii qaran Madax-banaan, waxaanu doonaynaa aqoonsi caalami ah, Adduunkuna wuu ogyahay in aannaan Somaliya ku noqonayn� ayuu yidhi xildhibaanku, isaga oo intaasi ku daray in qorshe uu ku doonayey inuu xidhiidh dublamaasiyadeed Qadar uga sameeyo Somaliland aanu hirgalin.

Xildhibaanku waxa kale oo uu sheegay in Waddamada Khaliijka Carabta iyo Somaliland uu ka dhexeeyo xidhiidh �Dadkayaga oo ka kooban 3.5 Milyan waxay doonayaan aqoonsi� ayuu yidhi waxaanu intaa raaciyey �Waxa jiray taageero hore noogaga timid dawladdaha Khaliijka Carabta, boqortooyada Sucuudiguna waa meesha ugu weyn ee aanu u soo dhoofinayo xoolaha, Kuwait waxay 10 milyan oo doolar ku maalgalisay laba Madaar, imaaraadkuna wuxuu dalkayaga ka qodayaa Saliid�

Xildhibaanku waxa kale oo uu sheegay �Qadar waxay dalkayaga ku taageertay raashin iyo caawimooyin kale, waxaanuna waydiisanaynaa inay toos ugu xidhanto Somaliland oo ay u diraan wefti, soona arkaan waxa gudaha dalka ka socda� ayuu yidhi isagoo intaasi raaciyey �Waxaanu rumaysanahay in taasi iman karto, waayo Qadar waxay ogolaatay baasaaboorkayaga�

Suerce xoriyonews.com

V


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured