WAR DEGDEGA IDAACADII RADIO HARGEYSA OO SHIDAAL LA AAN HAWADA UGA MAQNEYD SAACAD IYO TVGA SLNTV OO ISNA SAAKA HAWADA SAACAD KA MAQNAA

0
Thursday April 18, 2013 - 19:23:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEGA IDAACADII RADIO HARGEYSA OO SHIDAAL LA AAN HAWADA UGA MAQNEYD SAACAD IYO TVGA SLNTV OO ISNA SAAKA HAWADA SAACAD KA MAQNAA

    Hargaysa (xogreebnews-- Idaacadii caalamiga aheyd ee lagu bixiyey 2malyan ee doolar ayaa saaka hawada kabaxdey iyadoo ay usabab aheyd shidaal la aan ku dhacdey taasi oo uu seexdey agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta ee somaliland c/rashiid jibri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews-- Idaacadii caalamiga aheyd ee lagu bixiyey 2malyan ee doolar ayaa saaka hawada kabaxdey iyadoo ay usabab aheyd shidaal la aan ku dhacdey taasi oo uu seexdey agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta ee somaliland c/rashiid jibriil .waxaana la yaab iyo fajiciso noqotey idaacadii qaranka oo hawada
WAR DEGDEGA IDAACADII RADIO HARGEYSA OO SHIDAAL LA AAN HAWADA UGA MAQNEYD SAACAD IYO TVGA SLNTV OO ISNA SAAKA HAWADA SAACAD KA MAQNAA

Hargaysa (xogreebnews-- Idaacadii caalamiga aheyd ee lagu bixiyey 2malyan ee doolar ayaa saaka hawada kabaxdey iyadoo ay usabab aheyd shidaal la aan ku dhacdey taasi oo uu seexdey agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta ee somaliland c/rashiid jibriil .waxaana la yaab iyo fajiciso noqotey idaacadii qaranka oo hawada ka maqan iyo SLNTV oo isna raacey iyadoo hore shaqaale aan waxba galabsan lagu eryey cilad xaga mishiinada ah.


Wasaarada warfaafinta ayaa sanadkan 2013 waxaa hadheysey musuqmaasuq iyo maamul xumo ka dhalatey maamulkii badaley kii hore ee Riyaale , iyadoo ay maamulkan hada shaqaalaa kula dhaqmaan eex iyo qabyaalad walow ay udheertey hanjabaad loo hanjabo shaqaalii sharciga ahaa ee imtixaanka haayada shaqaaluu ka qaadey howshooda shaqo sii watey.

DHibaatooyinka wasaarada hadheeyey ay usabab yihiin dhowr shaqsi oo xukuumadu ku guneyso balse aan garaneyn shaqada wasaarada kasocota oo ay kamidyiin ag.guud c/rashiid, ag.farsamda axmed saleban weyne, maareeyaa SLNTV khadar cali gaas waxaanay shaqada wasaarada ka yaqaan oo kaliya inay lacagtii ay shaqaalaa ku guneyn lahaayeen ay iyagu ku faakiheystaan waxaanay dheeryihiin inay shaqaale gaara oo aan sharciyeysneyn soo dhaweystaan si qabyaaladeysan oo cad.

Maareeyaha tvga SLNTV ayaa isagu jooga london isagoo miisaaniyadii tvga markii uu lasoo baxay toos uyimi london oo ku isticmaalaya, ceebaha layaabkale ayaa ah in xataa tvgii dowladu shirjaraa id oo xalay london uuku qabtey w/arimaha dibadu ay sii deyn kariwaayeen xaga uu tvga royal 30 minit ka dib qabashadii shirka uu sii daayey iyaguna ilaa hada ay sii deyn kari layiin.

Waxaana laga yabaa hadii aan si dhakhso ah maamulkan loobadalin in dhawaan ay shaqo joojin semeyn doonaan 400 shaqaale ah oo wasaarada ka howl galaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured