Macalinka Kuliyadda Saxaafada ee California College Cali Saxafi ayaa Ka Waramay Doorka Saxaafaddu Ka Ciyaari Karto Aqoonsiga iyo Horumarka Dalka.

0
Thursday February 13, 2014 - 12:53:34 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Macalinka Kuliyadda Saxaafada ee California College Cali Saxafi ayaa Ka Waramay Doorka Saxaafaddu Ka Ciyaari Karto Aqoonsiga iyo Horumarka Dalka.

    Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafadu Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafadu kaalin weyn ka ciyaari karto aqoonsi raadinta somaliland waxaanu tusaale ku soo qaaday shaqada saxaaafdaHargeysa(Xoriyonews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafadu kaalin weyn ka ciyaari karto aqoonsi raadinta somaliland waxaanu tusaale ku soo qaaday shaqada saxaaafda oo uu yidhi waxay ka shaqeysaa sadex qaybood oo kala ah.


1: informed for the people 2: educated for the people 3: entertainment for the people Markaa wuxuu yidhi hadii saxaaafdu aduunyada kale ka dhaadhiciso oo sifo heers sare ah oo ay wehelinayso aqoon iyo khibrad ay kaag dhaadhiciso isla markaana madaxda aduunka tusaalooyinka dalalka la aqoonsay hor dhigto waxaa hubaal ah in uu soo dhawaanayo aqoonsigu,sidaasi ayay tahay in ay saxaafadu aduun yahad u barto somaliland. Somaliland hatanab aduunku wuu yaqaanaa balse waxaan ujeednaa in si balaadhan oo faahfaasan siyaasiyiinta,gaancsatada aduunka ay uga dhaadhiciso qadiyada somaliland oo ay door weyn ka qaatao aqoonsi raadinta,sidoo kale waxaa muhiim ah in saxaafada somaliland maanka ku haysaa meesha in uu jiro tartan ka dhaxeeya saxaafada soomaalida oo xintaa waxaa jira tartan dhinaca aqoonta iyo kasbashada aduunka ah,markaa hadii saxaaafada somaliland fadhiga ka kici weydo dee waa la dhaafi.

Cali saxafi oo aanu wax ka weydiinay bal sida saxaafadu uga qayb qaatan karto horumarka dalka wuxuu yidhi”runtii saxaafadu si weyn ayay hadaba uga qayb qaatadaan horumarka dalka markaa waxaa fiican in ay si libin laabto oo weliba arimaha bulshada xooga saarto oo waxkasta oo bulshada horumarkeeda ah ay farta ku fiiqdo waxkasta oo aysan wax dan ahi ugu jirin bulshada ay ka waxyi geliso.” Ugu danbeytii waxa uu faahfaahin ka bixiyey kuliyada saxaafada ee californiga college oo uu cali saxafi macalinka saxaafada ka yahay waxaanu yidhi isagoo arimahaasi ka hadlaya”waxaan ku dhignaa kuliyada saxaafada ee california saxaafada oo aanu u dhigno heer treory iyo practical ah oo ay ku qaadaan ardayda dhigata kuliyada saxaafadu,waxaanu dhignaa ilaa 7 buug oo aanu ku soo ururinay qaybaha saxaafada oo dhan,waxaanu sameynay studio oo ay ku qaataan practical —ka waxaa yaala dhamaan qalabkii idaacadaha iyo tv.ga oo ay ku qaadanayaa practical-ka ,xitaa waxaanu u samaynay idaacad waxbarasho iyo tv.,waxaanu doonaynaa in ay soo baxaan saxafiyiin runtii dhamaystiran oo ka dhamaystiran dhinac kasta.tusaale ahaan waxaanu rabaan in aanu soo saarno suxufi yaqaana qaybaha kale duwan ee saxaafadu ku shaqeyso sida barnaamij soo saare,camera man,war diyaariye iyo editor suxufiyiin aysan waxba ka dhidhayn ayaanu doonaynaa in aanu soo saarno.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured