MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)
London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa
MADAXWEYNE
SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)
London(xogreebnews-madaxweynaha
somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa
galabta kulan ku qaatey aqalka loo yaqaan ama dalka looga taliyo ee no 10 kulan
ayaan la filayn hase ahaatee sida warar xogo gaali sheegayaan ayaa lagu
sababeeyey in uu gogol xaadh unoqdo sidii ay somaliland uga soo qeyb gali
laheyd shirka dhici doona 7 may/13 kaasi oo ah mid laga ga shaqeynaayo danaha
somaliya . Hadaba waxa warar
xogogaala oo dadkii ku dhowaa madaxweynuhu ay noo xaqiijiyeen in aan sikale
dadka kaqeyb galka looga dhaadhcin karin balse marka loo sheego in aanu la
kulaney reysal wasaaraha ingiriiska Divid camaron aan dadkii odhankarno waxaas
ayaa ingiriisku noo balan qaadey taasi oo loo balansanyey in uu ku dhawaaqo ama
shirka london ka dhacaaya inay somaliland ka qeybgaleyso marka uu madaxweynaa
somaliland dib ugu laabto somaliland.
Leave a comment |
|
MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)
London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa