taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

0
Tuesday April 16, 2013 - 19:47:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

    Burco(xogreebnews- Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews- Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.
taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

Burco(xogreebnews- Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Goboladda Barrie ee xogreebnews waxa uu Marxuumku ku geeriyooday tuuladda Beer mar dhaawaciisa loo soo waday dhinaca Burco, waxaana Maydkii Marxuumka iyo Taliye ku-xigeenkii Xabsigaasi oo dhawaac ah la keenay Cisbitaalka Burco.


Sidoo kale waxa dhaawaciisii la soo gaadhsiiyay Cisbitaalka burco Askari ka tirsan Ciidanka Asluubta ee Xabsiga Caynaba.

Kala soco wixii war ka soo kordha shabkada madaxa banaan xogreebnews.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured