Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo London Xalay Soo Gaadhay .

0
Tuesday April 16, 2013 - 19:46:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo London Xalay Soo Gaadhay .

    London(xogreebnews- Apr.16, 2013 -Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo uu safarka ku wehelinaayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews- Apr.16, 2013 -Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo uu safarka ku wehelinaayey Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo London Xalay Soo Gaadhay .
London(xogreebnews- Apr.16, 2013 -Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo uu safarka ku wehelinaayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa goor dambe xalyto ka soo dagay Airportka Heathrow International Airport, waftigaas oo Madaxweynaa ka dambbeeyey ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyey madax sar sare oo ay ka mid yiiin Gudoomiyaa SSUK mudane Cabdalle Qaasim, Agaasimaha TV-ga qaranka Somalilnad Khadar Cali Gaas, Gudoomiyaha Somaliland West LondonCummunity mudane Iid Maxamed Ciise iyo dadweyne kale.Waxa uu waftigaasi kala kulmay jaaliyadda Somaliland ee UK soo dhaweyn diiran.

Waftigan uu hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Dibaddu ayaa waxay ka soo kicitimeen Dalka Turkiga ka dib markii ay halkaas kaga qeyb galeen wadahadaladii u dhaxeeyey Somaliland iyo Somalia. waxana shirkaas laga soo saaray 7 qodob oo ay labada dhinac ku heshiiyeen. waxa ay warar xog ogaal ahi ay sheegayaa in waftiga Madaxweynu ay u kici doonaan xagaas iyo dalka Mareykanka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured