HALKAN KADAAWO QARAXII KA DHACEY GOORDHAWEYD DALKA MAREYKANKA GAAR AHAAN BOSTON

0
Tuesday April 16, 2013 - 08:06:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KADAAWO QARAXII KA DHACEY GOORDHAWEYD DALKA MAREYKANKA GAAR AHAAN BOSTON

    boston(xogreebnews) qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada boston qaraxaas oo ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

boston(xogreebnews) qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada boston qaraxaas oo ahaa
HALKAN KADAAWO QARAXII KA DHACEY GOORDHAWEYD DALKA MAREYKANKA GAAR AHAAN BOSTON

boston(xogreebnews) qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada boston qaraxaas oo ahaa

mid aad u xoogan oo ka dhacay goob lagu ciyaarayay, ciyaaraha loo yaqaano maradoonka ama orodka ayaa ka dhacay halka uu ku

dhamaado line ka orodku meel u dhow, waxaana ku dhintay qaraxa dhacay 2 qof halka ay ku dhaawacmeen 28 qof inta imaka la hubo.


goobtu qaraxu ka dhacay waxaa ku qulqulaya gawaarida gurmadka degdega ah kuwaas oo daad guraynaya dadka dhaawacu ka soo



gaadhay waxaa kale oo hadda goobta jooga ciidamada amaanka wadanka maraykan .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured