MADAXWEYNAHA JSL IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO HADA KU SUGAN MAGAALADA STAMBUL EE DALKA TURKIGA AYAA SI WEYN LOO

0
Sunday March 10, 2013 - 20:29:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNAHA JSL IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO HADA KU SUGAN MAGAALADA STAMBUL EE DALKA TURKIGA AYAA SI WEYN LOO

    Madaxweynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay oo hada ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay oo hada ku

MADAXWEYNAHA JSL SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY DALKA TURKIGA.

Updated8 hours ago· Taken inStambul(xogreebnews),Madaxweynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay oo hada ku sugan magaalada stambul ee dalka turkiga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay, waxa lagu maamuusay darajo sare, waxa lagu galbiyay gawaadhi gaar u ah waftiga madaxweynaha jsl, waana markii ugu horeysay ee somaliland wafti ka socda sidaasi loo qaabilo, saacadaha soo socda waxa uu madaxweynuhu u socdaalayaa magaalada ankara si uu usii wato hawlihiisa shaqo waxaanu la kulmi doonaa ray'isal wasaaraha turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo wasiirada khaarajiga iyo macdanta iyo tamarta ee dalkan turky.....maazim Axmed Cawaale. Stambul, Turky.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured