Madaxweyne Siilaanyo oo xalay soo gaadhay magaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turkiga

0
Monday April 15, 2013 - 19:07:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo oo xalay soo gaadhay magaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turkiga

    London(xogreebnews) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xalay soo gaadhay magaaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turikiga oo uu ku soo saxeexay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Somaliya. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Heathrow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xalay soo gaadhay magaaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turikiga oo uu ku soo saxeexay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Somaliya. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport waxa ku soo dhoweeya xubno aan tiro badneyn oo si qarsoodiya loogu soo sheegey oo dagan London. Madaxweyne Siilaanyo oo xalay soo gaadhay magaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turkiga
London(xogreebnews) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xalay soo gaadhay magaaalada London ka dib markii uu ka soo duulay dalka Turikiga oo uu ku soo saxeexay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Somaliya. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport waxa ku soo dhoweeya xubno aan tiro badneyn oo si qarsoodiya loogu soo sheegey oo dagan London.
Imaanshaha Madaxweyne Siilaanyo ku yimid London ayaa ah mid aan loo sii shaacin isla markaasna aan la hubin inuu yahay booqasho shaqo iyo inay tahay mid u gaar ah. Madaxweynaha ayaa socdaalkiisa waxa ku wehelinaya weftigii Hargeys ka soo raacay, wax kale oo ka mid ah weftiga Gudoomiyaha xisibiga Wadani Cabdiraxman Ciro isla markaasna ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Wararka ayaa sheegay inay in Madaxweyne Siilaanyo uu London u dhaafidoono maraykanka maalinta bishan April tahay 17ka. Koox wasiiro ah ayaa ka anbabaxay Hargeysa si ay gogol xaadh ugu sii sameeyaan casuumada uu madaxweyne siilaanyo ka helay dalka Marykanka, wasiiradan ayaa waxa ka mid ah wasiirka qorsheynta, wasiirka macdanta iyo biyaha iyo wasiiro dowladaha maaliyada.
Jaaliyada ku nool UK ayaa il gaar ah ku eegaysa imaanshaha Madaxweynaha inuu la kulmidoono jaaliyada oo dhan oo uu uga waramidoono shirkii Turkiga iyo guud ahaan waxqabadka xukuumada iyo in sidii booqashadii hore oo kale la soo xulidoono xubno gaar ah uu badan taageerayaasha Kulmiya.
Dhinaca kale Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa isagu ka qaybgelidoona xaflad aad u balaadhan oo xisbiga Wadani uu ku qabanayo badhtamaha magaalada London maalinta Sabtida ah ee 20ka April.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured