Dhalinyarada Xafada Shiikh Nuur Oo Hambalyo Uu Diirtay Mayarka Dhalinyarada ah SOLTELCO

0
Monday April 15, 2013 - 08:35:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarada Xafada Shiikh Nuur Oo Hambalyo Uu Diirtay Mayarka Dhalinyarada ah SOLTELCO

    Hargeysa xogreebnewsWaxa maalinti shalay la doortay mayarka da”da yar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa xogreebnewsWaxa maalinti shalay la doortay mayarka da”da yar

Dhalinyarada Xafada Shiikh Nuur Oo Hambalyo Uu Diirtay Mayarka Dhalinyarada ah SOLTELCO

Hargeysa xogreebnewsWaxa maalinti shalay la doortay mayarka da”da yar

Somaliland Maayor Cusub Kadib Markii Duqii hore ee Caasimada Ilaahay ha u naxariistee Eng. Yusuf Warsame Saciid ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.

Golaha Deegaanka Caasimadda ayaa Maayarka cusub ee Caasimada Hargeisa C/raxmaan Maxamed Caydiid (SOLTELCO) oo ahaa murashaxa kaligii u taagnaa jagada Mayarnimada, Waxaana madasha ka soo xaadiray 24 xildhibaan oo intuba si aqlabiyad leh ugu codeeyay Mayorka Cusub.

Sidoo kale Madasha lagu dooranayey Maayarka cusub ayaa waxa ku sugnaa Wasiirka Arimaha gudaha oo hambalyeey doorashada mayorka cusub iyo Maayor ku xigeenka caasimada oo isna hadal koobaan madasha ka jeediyay. Siidas oo ay tahay waxa isa soo taraysa hambalyo ay diirayaan dhalinyarada somaliland guudo iyodebedba waxa sii toos ah ilaa soo xiidhiidhay dhalinyaro faro badan oo ku kala nool magaalada Hargeysa iyo nawaxigeeda

Waxanay leeyin hambalyo naga gaadhsiiya mayarka da”da yar mudane C/raxmaan Maxamed Caydiid (SOLTELCO) waxanu ka mid ah dhalinyarada xafada shiikh nuur oo ka tirsan degmada gacan liibax, waxanay ka yiihin magacyaadooda sidan xasan jirde maxamud.

Xasan ismaciil ciige ,

Cabdi qani maxamed xirsi

Kayse yasiin daa”uud

Fadumo guuled cali

Nuura jamaac cali

Maxamud xusen(Ronaldo)

Faysal xasan mubarig. Dadkan ayaa dhamantood ilahay uu beryay in mayarka dada yar uu fuudaydiiyo xilkan oo ah mid cuulus. Gabo-gabadi waa mayarkii ugu dada yara ee soo mara casiimada somaliland .C/casiis Bashiir Nuur.xogreebnews. Hargeysa/somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured