Haddii TVga dadka ka hadlaya Qabiilka laga maamnuucay xukuumada na yaa ka maamnuucay qabyalada, W/Q Cantar Kidaar Cune

1
Saturday January 11, 2014 - 19:53:58 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haddii TVga dadka ka hadlaya Qabiilka laga maamnuucay xukuumada na yaa ka maamnuucay qabyalada, W/Q Cantar Kidaar Cune

    cantar-kidaar-cune-afhyeenka-xisbiga-wadaani-laanta-sweden-249x444waxan marka hore aad iyo aad uu salamaaya dhamaan saxaafada xorta ah ee xukuumada kulmiye nafta uu keenatay waxan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cantar-kidaar-cune-afhyeenka-xisbiga-wadaani-laanta-sweden-249x444waxan marka hore aad iyo aad uu salamaaya dhamaan saxaafada xorta ah ee xukuumada kulmiye nafta uu keenatay waxan waxan marka hore aad iyo aad uu salamaaya dhamaan saxaafada xorta ah ee xukuumada kulmiye nafta uu keenatay waxan aan ku salamay salanta islaamka iyaga iyo asxaabta hawda iga la socota marka an inta kaga baxo waxan raaba in aan ka hadlo xalaada dalka guud ahaan iyo gaar ahaan ba waxayinu wada ogsonahay in maalin ba maalinta ka danbeyisa somaliland lagu arkayo wax aan hore lo arkii jiriin oo ku cusub shacabka reer somaliland wax aan ka mid ah kuwaa hoos ku qoran

1,xukuumada silaanyo oo markii ay dalka la wareegtay waxay amar ki bixiisay in ciidaamdii qaran ay ka so baxaan buhoodle tasi oo ahayd mid qaran jab ah dastuurka dalkuna anu ogleyn
2,xuduudah dalka oo iska furmay isla wakhtiga oo uu dalku noqoday wado halaq mareen ah
3,waraaqahii keyda ah waa yalaa wasaaradaha dalka qaarkood oo suuqa lagu daadiiyeey sii anshaxa ka baxasan
4,madaxweynaha oo markii ba galay shaqo fasax ah isaga oo dalka hayeey 2 bilood tana aad lola yaabay
5,illihii dhaqalaha oo madaxtooyada dhamaantood la hoos geeyaay
6 shirkii somalia bishii febauri oo uu dagdag uu dalbaday madaxweyne silaanyo laakiin aan wax fa”iido ah laga gadhiin
7 ,faashiilkii doorshada dalka ka dhacaday
8 ,xadhiigii inantii naadra jamac oo aan hore logu arag somaliland
9,xadhiga joogtada ah ee shacabka reer somalilnd oo aan hore lo baraan iyo haddigada lagu hayo saxaafada xorta ah
kuwaa iyo qaar kale oo badan ayaa jira halkan na kuma so koobi karo basle waxa aad lola yaabo ah markii shalay wasiirka arrimaha gudaha somaliland waran cade inta uu TV yada iskugu yeedhay ku yidhii haddiii la arko qof leh hadaanu nahay reer hebel waxaa la iddiinka qadaayaa liisanka basle tasii ayaa tahay wax ku cusub shacabka reer somaliland ,hada ba waxan leeyahy wasiir xukuumada maanta jirta waa ta ugu qabylada badan ee bal horta xukuumada yaa iyana ka qadaay liisanka qabylada ee ay hayisto waa su”aasha la rabo in uu wasiirku ka jawaabo basle wasiir maanta somaliland waxay uu bahantahay badbado ee umaa bahana in aad ku wareegto TV ayaa laga qadaay liisan ama laga maamnuucay ciidii ka hadasha qabylada tasii waxba keenii mayiiso ee waxaa lo bahanyahay in dalka wixii qaldan meel la isla dhiigo oo waxyaabo badan hoos lo eego runta na la gaadho ee wasiir dadka ka da riwyaada iyo khayaaliga shacabka maanta la deriska noqoday dhibatada iyo hagaaradamooyiinka joogtada ah waa la wada ogsonyahay maanta somaliland maalin kasta ama wax ba dhinta ama waxba dhawac ma kuwaaso ayaa geestana ciidaamada dalka jooga ee ka amar qaata madaxtooyada uu joogo siilaanyo waar wax aanu leenahay dalka sida ha laga daayoo oo wixii lagu so doortay siilaanyo ha la yimado inta ayaan kaga baxaay hadlakayiga
waa bilaahi towfiq
W/Q Cantar KIdaar Cune


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured