Musuqmasuqa Qaawan Ee Uu Wasiirka Duulista Iyo Hawadu Uu Ka Wado Madaarka Caasimada Hargaysa. Q/L:By; Khaddar Jirde Ahmed

0
Wednesday January 08, 2014 - 20:24:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuqmasuqa Qaawan Ee Uu Wasiirka Duulista Iyo Hawadu Uu Ka Wado Madaarka Caasimada Hargaysa. Q/L:By; Khaddar Jirde Ahmed

    waxa beryahanba soo baxaysay qala dhaan cabsho oo ay ka cabanayaan gadalaydii madaarka weligoodba ka shaqayn jiratay in uu wasiirka duulsta iyo hawadu xadhig ku guray isaga o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa beryahanba soo baxaysay qala dhaan cabsho oo ay ka cabanayaan gadalaydii madaarka weligoodba ka shaqayn jiratay in uu wasiirka duulsta iyo hawadu xadhig ku guray isaga o waxaan halkan salaam uga gudbinayaa dhamaan shacabka reer Somaliland mel kasta oo uu ku suganyahay iyo bawaynta saxaafada JSLhadii aan ku soo dhawaado fikirkayga
waxa beryahanba soo baxaysay qala dhaan cabsho oo ay ka cabanayaan gadalaydii madaarka weligoodba ka shaqayn jiratay in uu wasiirka duulsta iyo hawadu xadhig ku guray isaga o kadalbaday inaanay ka shaqayn madaarka lana keenayo cidka shaqaysa, isga o sifooyin ganacsi ama musuq musuqmaasuq ugu xidhay shaqis ay saxiib yihiin oo ah wasiirkii hore ee bosaha iyo isgaadhsiinta axmed xaashi oday oo iskale tagaasida layidhaahdo Raaxo taxi in uu koto ugu xidho ka shaqaynta madaarka hargaysa in ay ka shaqeeyan si uu isaguna fa,iido uga helo,

waxa hadab waxa laga xishodo ah in wasiirka duulista iyo hawadu maxamuud xaashi oday uu indhaha u so xiirtay musuq maasuq qaawan iyada oo aynu ognahay kumaanakii kun ee dolar ay dawlada kuwayd ugu deeqday dib u dhiska madaarka halka uu lamaray iyo in ilaa imka uu madaarku caasimadu la dhutonayo musuq masuqii uu u gaystay in hadan arimo musuqmasuq darteed uu gadidilaydii madaarka ka shaqayn jirtay uu xadhiga ugu guray, waxa ayaan daro ah in aanu islahayn wasiiku cidbaa ku arkaysa iyo siduu ugu tafa xaytay baa biinta halbawlayashii wadanka ee lexe jecla la,aanta ah iyo in uu maalinba malinta ka danbaysa uun u weelka ugu tolanayo musuq masuqa qaawan een daahba sarnayn waxaan ogany tii shalay ka dhacday madarka,taariikhdu way is qoraysa waxaanu kaga tegaya waxa uu ku qorto ee uu gashado waxaan leeyahay maxamud xaashi cabdow ma waxaad uso weel tolatay dhicida iyo musuq maasuqa laf dhabartii dalka in aad u baa biiso kolba sida aad ku f,iidayso adugu , waxa iyan ayaan daro labaada sida ay xukuumadan siilanyo ay isgu bahaysatay lunsga iyo musuq maasuqa laf dhabartii wadanku lahaa haday tahay tan madaarka iyo haday tahay tan biya waxa aynu wada ognahay in iyaduna wakaaldiibiyaha qubtal daruuriga aha in kumananki dolar ee aduunku ugu deeqay wadanka sidii biyo ku filan loo gadhsiin laha in uu aayar wasiirka madanta iyo biyuhu uu ku tagri falay oo aad wada ogtiin wixii malintii dhawayd ka dhacay biyo la,aan in hadan la yidhaahdobiyaha dhaminayay waxanu idinku kordhinay cashuurtii si wadoyin ka loogu dhiso waa sax in waxadaka laga qaado lagu dhiso wadooyinka oo dadka latusa waxa lagu qabtay laakiin tii adun waynuhu bixiyay ayaan lahayn meel ay martay tan dadka shacabka lagu dhibayaana taasi halkay martay ayuunbay maraysa oo shaqsiyaad xukuumada ka tirsan ayuubay jeebkooda ku dhacaysa , waxan shacbi waynaha reer Somaliland u soo jeedinaya iyo inta indhaha furan ee arkaysa waxa wadanka ka socda waar shacabow hurdad ka toos oo dantaada ka hadal hadii aynan iska la hadlin dawlada uu hogaaminayo axmed siilayo ee(DULMIYE, Gafane)iyo afrtiisan wasiir ee u soo weel toshay dhiigi iyo dheecankii shacabka waxa kele ayaa xgi doona, wasiirka duulista iyo hawadu waantobi mayo ilaa xakame yaare laga qabto wadanka ninba lag hayaa nina camalkii iyo cadadii tona ma baajiyo
Tele: 633503244
E-mail:xikmawi.410@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured