Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la”an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-dayin hadalkiisa,

0
Sunday March 10, 2013 - 20:19:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la”an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-dayin hadalkiisa,

    Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la”an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada duulista hawada Somaliland ayaa dhiinac iskaga leexiyay waxqaabad la”an siido kale waxa uu soo bandhiigay wiixi uu qabsoomay iyo casriyeyn lagu samaynayo Run-waygiisa madaarka cali guurayna sheegay in uu yahay nin anuu meel-dayin hadalkiisa

Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi, waxa warbaahinta ku soo wareejiyay Run-wayga iyo goobaha la dhisayo, waxaanu halkaasi kaga dhawaaqay wakhtiga uu dhamaanayo.

Wasiirka oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi “Farxad bay noo tahay maanta inay warbaahinta madaxa bannaan iyo ta dowliga ahiba nagala soo qayb galaan, bilawga gabo-gabadii mashruucii ka socday madaarka caalamiga ee Cigal oo ay nagu caawisay dawladda Kuwayt, daraasad aanu samaynay dabadeed madaarada Somaliland way badan yihiin hase yeeshee, labada garoon ee ugu waaweyn inay u mudan yihiin in laga bilaabo waxqabadka mashruuca waxaan u qaybinay laba qaybood oo isle’eg, garoonka Hargeysa waxaanu ugu tallo galnay dhabadda (Run-waygii) hore ee ka koobnaa 2km iyo 400m in lagu sameeyo dib-u-dhis, Runwaygaa waxa la dhisay 1958, waad garan kartaan wakhtiga laga joogo, mashruucan Kuwait maahee muddadii xukuumadani jirtay wax wayn ayay ka qabatay madaaradda dalka gaar ahaan madaarka Hargeysa ka Berbera”

Wasiirka Duulista Somaliland, oo dhagax dhigay wejiga labaad ee casriyeynta madaarka Hargeysa oo noqonaysa qaybtii ugu dambaysay, ayaa waxa kale oo uu sheegay in madaarka diyaaradaha ee Hargeysa qorshuhu yahay inuu dhamaado bisha June ee sanadkan, inkasta oo uu tilmaamay in madaarka diyaaradaha ee Berbera mashruucii ka socday dib u dhac ku yimid “Mashruuca kale ee Berberna sidaasi oo kale ayuu u socdaa xogaa dib-u-dhaca ayaa ku yimid, laakiin mashruucani (Ka Hargeysa) wuu ka horayn doonaa mashruuca Berbera iyagoo isku wakhti ahaa”ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray oo jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Mujaahid Cali Guray, kaasi oo ahaa inuu fashilmay Mashruuca Madaarka Hargeysa “Dad badan oo war xumo tashiil ah oo aan xog ogaal ahayn ayaa yidhaahda mashruucii waa fashilmay oo wuu xidhan yahay garoonkii, bani-aadamku marka uu wax sheegayo waxay ku qurux badan tahay inuu wax uu hubo sheego, markaa mashruucan waxaan rumaysanahay inuu najaxayo oo uu noqon doono talaabo wayn iyo horumar wayn oo ku soo kordhay dalka”balse waxanu sheegay wasiirku in ay xukuumadu wax qabad lagu faano samaysay waxa jiira waxqadan laataban=karo, siido kale waxa uu wasiirku tiilmamay in ay diiyar u yiihinwax qabad laasameeyotariikhda uu gala gabogabadi waxa uu wasiir maxamud xaashi ka dhawajiiyay in markad wax dhaliilayso ad ak hooraysiisa in aad huubto iyo in kale u sheegta bulshada

Hadaba keeba gardaran cali guray iyo wasiirkan wax qabadkiisa tuusay shacabka iyo warbaahiinta waxa xaqiiqo ah in anu cali guuray war uu hayn hadalada kasoo baxa afkiisa wayo waxay taani inaa tuusaysa oo waliba ay bulshadu hooreba u ogayd iska hadalka cali guuray,mana aha markii uu hooreysay ee uu hadalo meelka dhac ah kula dulkuufo masuulin hawlahooodi guudanaya ,waa qallinki wariye C/casiis Bashiir Nuur freelance journalist

c.casiis98@hotmail.com

tell.4144434Hargeysa /Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured