Khilaafkii U Dhexeeyay Maayarka IBorama Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Cirka Isku Sii Shareeray + Waraaqo Isburinaya Oo Ka Soo Baxay Xafiisyadooda.

0
Wednesday January 08, 2014 - 19:58:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafkii U Dhexeeyay Maayarka IBorama Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Cirka Isku Sii Shareeray + Waraaqo Isburinaya Oo Ka Soo Baxay Xafiisyadooda.

    Borama(xogreebnews.com-Khilaaf xoogan oo aan ilaa hada loo helin wax xal ah ayaa ka soo cusboonaaday masuuliyiinta u sareeya Golaha deegaanka degmada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama(xogreebnews.com-Khilaaf xoogan oo aan ilaa hada loo helin wax xal ah ayaa ka soo cusboonaaday masuuliyiinta u sareeya Golaha deegaanka degmada Khilaaf xoogan oo aan ilaa hada loo helin wax xal ah ayaa ka soo cusboonaaday masuuliyiinta u sareeya Golaha deegaanka degmada Boorama, waxaana ilaa hada la arkayaa waraaqo is burinaaya oo ka soo baxaaya xafiisyada Meeyarka Suleymaan Xasan Xadi iyo Meeyar ku xigeenka Boorama Maxamed Muxumed Faarax (Dheerayste).

Labadan masuul oo ah kuwii ugu sareeyay magaalada Boorama ayaa ilaa hada waxa maanta la soo sheegayaa in Meeyarka Borama uu ku amray Xoghaya Dawlada Hoose ee Boorama in uu ku lifaaqo qoraalkale qoraalkii uu qoray Meeyarku ee sheegaayay in aanu Meeyar ku xigeenku aanu soo gali kari shaqada, waxaana hada ay yihii qoraaladani is burinayaa kuwa ka soo baxay sadex xafiis, iyada oo qoraaladaasi ay soo saareen meeyarka iyo xoghayahu ay yihiin kuwa amar buuxa ku siinaaya shaqaalaha iyo hawlwadeenada dawlada hoose ee Boorama in aanu shaqadaasi ka soo qaybgali karin Meeyar ku xigeenku ayaa hadana waxa ka jawaabay arintaasi Meeyar ku xigeenka oo cadeeyay in aanay awood u lahayn in ay ka qaadaan xilka.

003 004 005 006 007

Cadceed cuorce



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured