Madaxweyne Siilaanyo Oo Hogaamin kari la Wasiiradadiisa Hantida Qarranka Kumamay Iyo Xusbigii Kulmiye...(his corrupt cabinet ministers there no government decision and party leaders)
Waxaa inala soo dersey Dhibaatadii dalka ugu weyneyd, waxaa yimid Wasiiro Musuq iyo kooxo mafio ku ah hantida qarranka oo ay hogaaminayaan labada Wasiir Ee Jamhuuriyadda Ugu Musuqa Iyo Awwoodaha badan, Waxay ka dhigteen Hantidii qarranka waxay lee yihiin Waxaad maqlaysaa Waxaa inala soo dersey Dhibaatadii dalka ugu weyneyd, waxaa yimid Wasiiro Musuq iyo kooxo mafio ku ah hantida qarranka oo ay hogaaminayaan labada Wasiir Ee Jamhuuriyadda Ugu Musuqa Iyo Awwoodaha badan, Waxay ka dhigteen Hantidii qarranka waxay lee yihiin Waxaad maqlaysaa bilkasta Xisaabiyahaa laga Dalbayaa inuu Awdo 500, 000 Dollar oo Banka horumarin loogala baxay, Waxaa isku kahldamay, Xisaabihii dowlada oo fooda isla galay, Waxaa La la yahay Jaan iyo Cidhib Meelay dhigtay Cashuurtii gobolada Bari oo aan lahaynba hab ay ku baxdo iyo waxay ku baxda.. Waxaa la la yahay malaayiin Dollar oo Fuel levy, ah, iska dhaaf kharshiyaadka iyo Wasaardaaha Maaliyada iyo Madaxtooyada oo Badh ahaan u dhigma lacagta dalka soo gasha// Mushaharka Gunada labo Wasiir Oo Tabban jeer kabadan Madaxweyneha iyo Ku xigeenkiisa..
Awoodaha lagu tagri falayo, ee Waooyinka aan xisaab celin iyo Parnaamaj ay ku baxday lahayn, Waxay Lacagaahs ummada laga boobayaa keeneen in loo hanqal taagop in Dalka lacag lagu afgembiyo oo Xusbiga kulmiyena lacag la siisto.. Ayaan darada ugu weyni waxay athaay Goaan darada iyo dugsashada Burburka xusbiga iyo Dowlada oo ay horseed ka yihiin tiro Wasiiro ah ooah Kuwa ugu Miisaaniyada Roon..ee Maamula Khasanada Dowlada iyo Madaxtooyada... Halistani waxay jilbaha u dhigtay in Madaxweynihii Oo nool Xusbigissi laysku qabsado..iyo Inuu talaabo ka qaadi akriwaayo Wasiiradaas shuruucda ku xad gudbey.. oo qaarkood yihiin Dembiilayaal hanti qarran boobay.. Taasi waxay keentay in Xisaabiyaha Guud iyo Hanti Dhowrka Guud ka baqaan Wasiiradan Awooda badan kuna fasaxaan hantida qarran Markay arkeen Karti darada iyo Habyacsanaanta SIILAANYO , oo qasriga inay fadhiistaan un xaalkood ku biyo beelay... Waxaan kusoo gebegabaynaya DHASHAADAY DHISHAA XAAJADAAD DHOWRATAA ABIDE.. DHAQASHO IYO MARBAY KAA YIHIIN DHEREGU XARAANE......MADAXWEYNE WAAD KU GUULDARAYSATAY INAAD DALKA KAQABATO WASIIRADA MUSUQA IYO BOOBKA IYO RRU IYO CASHUURAHA KU SHURAAKADA AH EE SIGAARKA JEBIYA BIYAHANA QAALI GAREEYA COSMATICSKA JEBIYA DAAWADANA QAALI GAREEYA OO QURAANKA KUGU MAAWEELIYA..... ISCASIL ISCASIL ISCASIL FADLAN IS CASIL GUULDARO.. MUSUQ IYO GUULDARO QARRAN IYO GUUL DARO KULMIYE IYO GUULK DARO KHAATUMO CEEB ABAAD BARRI IYO TOLKAANA USOO JIIDAY.. CIYAAL GURATOY IS CASIL.... XIRSI + SAMAALE KU DILE ISMA OG IS CASIL... Leave a comment |
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hogaamin kari la Wasiiradadiisa Hantida Qarranka Kumamay Iyo Xusbigii Kulmiye...(his corrupt cabinet ministers there no government decision and party leaders)
Waxaa inala soo dersey Dhibaatadii dalka ugu weyneyd, waxaa yimid Wasiiro Musuq iyo kooxo mafio ku ah hantida qarranka oo ay hogaaminayaan labada Wasiir Ee Jamhuuriyadda Ugu Musuqa Iyo Awwoodaha badan, Waxay ka dhigteen Hantidii qarranka waxay lee y