Aqoonyahan Jaamac maxamed Jiir oo maxkamadu xukuntey maanta ito dulmiga hooganay cadaladda somaliland.

0
Sunday April 14, 2013 - 12:05:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Jaamac maxamed Jiir oo maxkamadu xukuntey maanta ito dulmiga hooganay cadaladda somaliland.

    Hargeysa (xogreebnews.com) Maxkamada hargeysa ayaa daaka xukunkuridey aqoonyahan jaamac oo ku magacdheeraa jiir kadib msrkii usbuucyo kahor suuqa askari ka kaxeysey .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) Maxkamada hargeysa ayaa daaka xukunkuridey aqoonyahan jaamac oo ku magacdheeraa jiir kadib msrkii usbuucyo kahor suuqa askari ka kaxeysey .
Aqoonyahan Jaamac maxamed Jiir oo maxkamadu xukuntey maanta ito dulmiga hooganay cadaladda somaliland.


Hargeysa (xogreebnews.com) Maxkamada hargeysa ayaa daaka xukunkuridey aqoonyahan jaamac oo ku magacdheeraa jiir kadib msrkii usbuucyo kahor suuqa askari ka kaxeysey .

Aqoonuajan jiir ayaa lagu xukumey 6 lixbilood oo xadhiga iyo ganaax lscageed oo dhan lixboqol oo kun .jaamac ayaa sida lawada ogyey ajaa nin ka hadla dhibaatooyinka iyo qaladaadka dowlada isagoo markaa maqaalo run ah soo bamdhigi jirey taasi waxa ay tilmaameysaa in aanu habayaraatee xoriyatul qowl dalka kajirin iyadoo shacbiga cadaadis xoogle lagu hayo.aqoonyahan jiir waxa uu xsdhigiisu ka bilaabmidoonaa ilaa maa lintii xoriyadiisa laga qaadey.xogreebnews- Hargeysa/ Somalilad.diyariiye cabdi casiis bashiir nuur,chief editor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured