War Deg-deg ah: Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Doortay Maayor Cusub

0
Sunday April 14, 2013 - 09:52:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Doortay Maayor Cusub

    Hargeisa (xogreebnews) April 14, 2013- Golaha Deegaanka Caasimada Somaliland ee Hargeisa oo saaka doortay Maayor Cusub Kadib Markii Duqii hore ee Caasimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa (xogreebnews) April 14, 2013- Golaha Deegaanka Caasimada Somaliland ee Hargeisa oo saaka doortay Maayor Cusub Kadib Markii Duqii hore ee Caasimada
War Deg-deg ah: Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Doortay Maayor Cusub

Hargeisa (xogreebnews) April 14, 2013- Golaha Deegaanka Caasimada Somaliland ee Hargeisa oo saaka doortay Maayor Cusub Kadib Markii Duqii hore ee Caasimada Ilaahay ha u naxariistee Eng. Yusuf Warsame Saciid ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Golaha ayaa daqiiqado ka hore u doortay maayor ka cusub ee Caasimada Hargeisa Abdirahman SOLTELCO oo ahaa murashaxa kaligii u taagnaa jagada Mayornimada. Waxa madasha ka xaadaaray 24 xildhibaan oo intuba si aqlabiyad leh ugu codeeyay Mayorka Cusub. Madasha waxa ku sugnaa Wasiirka Arimaha gudaha oo hambalyeey doorashada mayorka cusub iyo Maayor ku xigeenka caasimada oo isna hadal koobaan madasha ka jeediyay.



Haddhaw naga filo warka doorashada mayorka oo dhamaystiran.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured