Canbareen Xadhigi lagula kacay G/ku xigeenki hore G/Togdheer

0
Saturday January 04, 2014 - 20:48:47 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Canbareen Xadhigi lagula kacay G/ku xigeenki hore G/Togdheer

    waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa waxaanu aad iyo aad uga xunahay xadhiga loo geystay G/ku xigeenki horre G/togdheer
guuleed daahir samatar kaas oo habeen hore lagala baxay gurigisa
kaas oo aan u muuqan sifo sharci ah
waxaa wax laga xumaado ah in labadi habeenimo sidi tuugta loo dhacay guriga gudoomiyaha
kaas oo marki isaga lala baxay gurigi iyo maatidina cagta lasii mariyay
Shalaybay ahayeed marki hargeisa dadki onku qabtay ee sida salmiga ah u mudaharaaday risaasta nool lugu jawaabay

Shalaybay ahayeed marki burco sido kale dadki mudaharadayay lugu jawaabay risaasta nool
Shalaybay ahayeed marki xirsi xildhibaanka lasoo doortay ee oodwayene lahaa xidha
waa wax idhihii caafimaad qaba ay arkayaan
Hadaba anagoo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu canbareynayna falka foosha xun
1.Abdiraxmaan Cadceed
2. abdixakin mohamoud Guunje
3.Hamse ali Boodhle
4.hassan axmed hirsi diinaari
5.abdiqadir siciid ducaale
6.mustafe mumin
7.mowliid abdi mahamoud
8.ali mahamed ali
9.mahamed hassan
member of the community , S/land Germany



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured