Horta RRU da ma Xirsaa leh?

0
Friday January 03, 2014 - 22:24:57 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horta RRU da ma Xirsaa leh?

    Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warko

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegeyso.
Dhaqane:Waar horta RRU da ma Xirsaa leh?
Dhaashane:Dee mayee dowlada .Maxaad ku keentay?
Dhaqane:Kan sheegta taliyaha ciidamada Policeka iyo Warancade toona hadaanay awoodba lahayn my xilka iska dhiibaan?Ileyn waa tanoo awr halaabay lama waydiiyee.

Dhaashane:Waar adeer RRUdan gebigeedaba waxaa loo tabo baray inay argagixasada ka hor tagto.Dhaqane:waar argagixiso lahaane adeer nimankan haraadan mobiilo iyo laab topyo u iibiya .Ileyn intaas uun bay guri walba ka guranayaane.
Dhaashane:Ala dacaayad xumaa .Waar askarta dacaayada ka daa.
Dhaqane:Dadkan min Boorame ilaa Badhan mudaharaadada dhigaya RRUba kuma filee maxaydun yeeli?Dee Xirsi iyo Waabeeyo iyo Nacnacna RRUda qora . Waar waxaa iga daayoo ,taan doonayeyba ilaabee . Waxaan ku waydiiyey :Waxaan maqlay Prof Samater madaxweynuu Kulmiye kula tartamayaa Siilaanyee maxaa ka jira?
Dhaashane:Waar horta maalinba ma waxaad rabtaad iskala soo toostaa?
Dhaqane:Oo haddii la idin yidhaa Siilaanyaa lala tartamayaa miyaa xanaaqaysaan .Waayee ma Saylici baa meesha ka riixaysaan hadaa oo Profisoorkaa ku bedelaysaan?Dee waa inagiiye saani iigu waran oo.
Dhaashane:Waar adeero khayr hele waxan aad walaaqayso anagu warkeedaba ma haynaa lagaa yidhi.Dhaqane:Walee intaa heestaa tidhaahda dhulkeena nimcaa fadhida dhegaysanaysaan inaydaan aduun war u hayn .
Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden
Sweden



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured