VIDEO K a Daawo Kulan MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO MADAXWEYNAHA SOMAILLAND, AYAA

0
Saturday April 13, 2013 - 20:11:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO K a Daawo Kulan MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO MADAXWEYNAHA SOMAILLAND, AYAA

    Ankara (xogreebnews13/04/2013— Waxaa goor dhawayd ku soo gebo-geboobay xarunta shirarka ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga kulan fool ka fool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara (xogreebnews13/04/2013— Waxaa goor dhawayd ku soo gebo-geboobay xarunta shirarka ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga kulan fool ka fool








Ankara (xogreebnews13/04/2013— Waxaa goor dhawayd ku soo gebo-geboobay xarunta shirarka ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga kulan fool ka fool ah oo ay yeesheen madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka dib kulano seddexdii maalmood ee ugu danbeeyey ka socday dalka Turkiga oo u dhexeeyey labada dal.
Ma Jirto habayaraate nuqul laga soo saaray kulankaasi ka dib markii diblomaasiyiin Turkish ahi ay warbaahinta goor dhawayd gelinkii danbe u xaqiijiyeen in labada dhinac isla meel dhigi kari waayeen qodobadda lagu xardhayo nuqul heshiiseed wada jir ah oo labada madaxweyne ay qallinka ku duugaan.
Sida wergeyska



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured