Weriye maalintii labaad u xidhan maayarka gabiley ka dib markuu faalo ka bixiyey heeso guul wadayn ah

0
Friday April 12, 2013 - 19:54:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye maalintii labaad u xidhan maayarka gabiley ka dib markuu faalo ka bixiyey heeso guul wadayn ah

    (xogreebnews-waxaa maalintii doraad xabsiga loo taxaabey wariye c/ksriim muxumed cadde oo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(xogreebnews-waxaa maalintii doraad xabsiga loo taxaabey wariye c/ksriim muxumed cadde oo ah

Weriye maalintii labaad u xidhan maayarka gabiley ka dib markuu faalo ka bixiyey heeso guul wadayn ah

oo loo sameeyay

(xogreebnews-waxaa maalintii doraad xabsiga loo taxaabey wariye c/ksriim muxumed cadde oo ah

wariyihii gobolka gabiley ujoogey shabakadaa wararkee caalamiga ah ee rasmimedia.net iyo

somalilsndpost.net.

Maalintii doraad ayaa wariye c/kariim (qaamuuska qarniga ) laga qaadey xoriyadiisii hadaba

anigoo katirsan howl wadeenada rasmimedia ee magaalada hargeysa uga howl gala ayaa saaka

uun arintan ley sheegey

Waxaana wariye qaamuuska xidhey maayarka magaalada gabiley waxaana lagu xidhey heeso

maayarka loo sameeyey waxay heesuhu ahaayeen kuwo lagu amaanayo maayarka khilaafka

xoghayaha iyo maayarku waxaa uu ka dhashay kadib markii maayarkan la doortey ayuu gabadh

kale guursadey kharashkii aroosk,a oo farabadan ayuu soo dalacay xoghayuhuna wuu diidey

waxaa kale oo saldhiga ku xidhan nin bacadle haysta oo la yidhaa farxaan ayax oo mayarka ku

leh lacagtii alaabta arooska maayarka markuu yidhi anigu dawlada hoose kuma soo noqnoqon

karayee lacagtaydii i sii waxuu maayarku yidhi xidha maayarkan oo ah mid bilaa aqoona waxaa

isku haleeyaa wasiir samaale oo isleh ha kaa taageero olalaha u keenaayo ee uu rabo hadii uu

is sharaxo kuna guuleudto xisbiga kulmiye iyadoo aan taa la fileyn dadka reer somaliland ee

beeshiisu toona.

Baryahan dambe ayaa waxaa aad usoobaxaya soona badanaaya xadhiga wariya yaasha madaxa

banaan , oo usbuucii hore wariyii universal ee berbara xoriyadiisii laga qaadey balse loo soo

celiyey waxaaneydowlada somaliland ay caadeysatey taasi oo qalad ku ah xoriyada wariya

yaasha balse waxa dhawaan la la tiigsandoonaa maxkamadaa caalamiga ah ee xuquuqul

iinsaanka u dooda waxaana la hor dhigi doonaa tacadiyada iyo xoriyad la aanta lagu hayo

wariyayaasha.

Mubaarik careef

mubaarikcareef@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured