Digniin Culus oo ku socta Wasiirka Duulista Hawada

0
Thursday November 28, 2013 - 08:53:41 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Digniin Culus oo ku socta Wasiirka Duulista Hawada

    Wasiir waxaa fiican marka qofka bina aadanka ah marka xilka loo dhiibo inuu dib u jaleeco , xilka loo igmaday taariikhdiisa,dhacdooyinkii, soomaray ,bulshada deegaanka degan waxa xaqloogu leeyahay waxaa adiga iyo maamulkaaga xaqlaguugu leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir waxaa fiican marka qofka bina aadanka ah marka xilka loo dhiibo inuu dib u jaleeco , xilka loo igmaday taariikhdiisa,dhacdooyinkii, soomaray ,bulshada deegaanka degan waxa xaqloogu leeyahay waxaa adiga iyo maamulkaaga xaqlaguugu leeyahay. Waxaan halkan uga soo jeedinayaa digniin aad iyo aad u culus digniintaas maaha midaan ugu hanjabaayo laakiin waamid aan kutoosinaayo ama kulatalinaayo,
Wasiir waxaa fiican marka qofka bina aadanka ah marka xilka loo dhiibo inuu dib u jaleeco , xilka loo igmaday taariikhdiisa,dhacdooyinkii, soomaray ,bulshada deegaanka degan waxa xaqloogu leeyahay waxaa adiga iyo maamulkaaga xaqlaguugu leeyahay.
Maaha xaaladu kolba wajigii cusub ee kaa horyimaada innd lacaqli noqoto oo aad ilowdo taariikh nololeedkii uu leeyahay Cigaal international Aireport.

Anigoo aha ardaydii difaaca safka hore kaga jirtay jidgoyntii aanu ku haynay waqtigii aanu dhagaxa kula dagaalamayney Maxamed xaashi gaani.waa waqtigii dhagaxtuurkii 1982 ee uu bilaamay halgankii dhabta ahaa ee dibloogula soo noqpnaayey xorayntii somaliland.
Wasiir laba mid uun baad noqonlahay In aad raacdo jidkii uu maray Maxmed xaashi gaan iyo inaad raacdo maxamed xaashi dhamac gaariye.
Hadaad raacdo jidkii gaani adiga iyo dhagaxbaa isleh dibna ugu shaqotgimaysid kana duulimaysid, waa inaad waxbadan.
kabadashaa habdhaqankaaga iyo ficilada xun ee aad madaxdaada barito kula kacaysid kaama mudna inaad inan yar aad tidhaahdo maqaaxida ii xidh oo furayaash bakhaarkaa ii dhig kharasshkiina halkaa kaqaado.
Waa lagula xisaabtamayaa Hadii aad isleedahay adeerkaa baa fadhiyee faraqyada buuxso faryaro bidixna kabiximaysid, hadaad ifka ku badbaadana aakhiro ayaad keeni doontaa adiga oo ka taagdaran, .
Waxyaabaha aad ku kacaysaa kooxdiinan isku kudlada ah ee labada oday ee u adeerka sharafta kadilayaa waa waxyaabaha dadku kadagaalamay inamadoodii qaaliga ahaa u hureen ,
Marka aad leedahay albaabada kaxidha gudoomiye Faysal cali Xuseen iyo Jamaal cali xuseen kaxidhanayso Eeriboodhka ma yaroobaad mooday meesha.
Miyaanad ogayn in Eeriboodhka loo siman yahay oo waliba labadanu yihiin kuwii hargaysa kudhashay ee kaaga xaqlahaa adiga iyo qaar kalaba waxaan kaaga balan qaadayaa hadii aad u noqotid waxyaabahaasoo kale inaad cagdanbe oo aad leedahay aad dib u soo dhigidoonin.
wixii aad lunsatay xisaabteed waa laysaga imandoonaan laakiin kibirka aad kulakacayso Madaxda xibiga UCID iyo cunsuriyada aad wado uma dul qaadanayno. Inaad Faysal cali Xuseen Hargaysa ugu hanjataan way idiin gaadhay oo ,sidii uu sheegay walaakay Xuseen Xasan badmaax.Hargaysi noqon mayso meel alysugu hanjabo oo alysugu cago jugleeyo,waa caasimadii qaranka maaha dujuume iyo sablaale iyo kurtun waaray, qaranimadaa la ilaalinayaa oo lagugu ixtiraamaya oo aad sharfkuleedihiin ,hadii adeerkiin kaadh firiiya idinsiiyey waxaad ku tidhaahdaan waa naga celis adeero waayo kaadhkani ina anfici maayo oo umadii kale ayuu inaga horkeenayaa.
Shirka wada tashigu wuu dhacayaa cid ina cabudhinkartaan majirto meeshii ladoonaba halgu qabto ama Burco Ama Hargaysa Am Boorame, waxaa soo ifafaala baxaaya kacdoon dadwayn waxaan leeyahay waa inaad qaranimada ka ilaalisaan hantaaqada hadhuub buuxa oo caana ah oo xoorku kasareeyo ayaa lau diin dhiibayae haynaga afganbiyina, waayo horaa loo yidhi rag CIILKII CADAAB BUU KADOORTAY
Muuse Biixi Cabdina Waxaan leeyahay Abti markii hore ayaad gaadhi khaldan raacday xisbigii xaqa kugu lahaa ayaad waydaaratay,abtiyaashaa baanad ka ducaysan saamaxna maad waydiisan hadaba maanta waana lagu saamaxayaa waana laguu hiilinayaa ,xisbagan lagaa dhacayna waan soo dhicinaynaa ,reer hargaysa ayaa shan iyo tobanka sane ee soosocda xukumi doona wadanka kubushaarayso adiga iyo shabeelba waxba yaan la idiin caga juglayn.
Wabilaahi tawfiiq
Jaamac Muuse Abiib
Jönköping
jaamac10@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured