Tacsi - Geerida Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

0
Wednesday November 27, 2013 - 16:16:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi - Geerida Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

    Aniga oo ku hadlaaya Magacayga Rashid Garuf, ka xaaskayga Sakin Ali Mire iyo dhamaan magaca reer Cabsiiye iyo magaca reer Ali Mire:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo ku hadlaaya Magacayga Rashid Garuf, ka xaaskayga Sakin Ali Mire iyo dhamaan magaca reer Cabsiiye iyo magaca reer Ali Mire: Waxa aanu halkan tacsi uga dirayaa dhamaan Ehelkii,Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay
joogaan gude iyo dibadba; ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo ku geeriyooday maanta Hargeysa.
Marxuum Axmed Maxamed Aadan waxa aanu illaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisii Janno ka waraabiyo; Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii,
iyo dhamaan shicibka Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. Aamiin.
Rashid Garuf
Wakiilka Somaliland ee USA
Washington DC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured