Tacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun,

0
Sunday November 24, 2013 - 22:05:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun,

    Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa, Foosiya Cali Xuseen, odeygeeda iyo caruurteeda, Ladna Cali Xuseen odaygeeda iyo caruurteeda, Filsan Cali Xuseen iyo caruurteeda, Ifraax Cali Xuseen, Idil Yuusuf Nuur.
Sidoo kale, waxa tacsi taa la mida diraya Ilma Cabdi Xuseen oo ay ugu horeyso Hooyo Indho Deeq Xaaji Aadan iyo Caruurteeda oo kala ah Siciid Cabdi Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa, Keyse Cabdi Xuseen, Mursal Cabdi Xuseen, Muuse Cabdi Xuseen xaaskiisa iyo caruurtiisa, Sahra Cabdi Xuseen iyo caruurteeda, Saado Cabdi Xuseen iyo odeygeeda iyo Adeero Maxamed Xuseen Xirsi iyo xaaskiisa.

Sidoo kale, waxa iyana tacsi taa la mida u diraya Marxuumad Caasha Ismaaciil Xuseen, Eedo Caasha Xuseen Xirsi iyo Caruurteeda, Eedo Xalwo Xuseen Xirsi iyo caruurteeda, Eedo Xaali Xuseen Xirsi iyo Caruurteeda iyo Eedo Cosob Xuseen Xirsi iyo caruurteeda.
Dhammaan qoysaska ilma Xuseen Xirsi, waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan Marxuumad Caasha Ismaaciil Xuseen oo maanta ku geeriyootay magaalada Hargeysa, laguna aasay xabaalaha Naaso-hablood, waxaanay tacsidan si gaara u gaadhsiinayaan Ifraax Maxamed Cabdilaahi oo ay ahayd hooyadeed, isla markaana ay walaalo yihiin Guddoomiye Maxamed Cabdilaahi [Cirro], waxaanay leeyihiin ilaahay marxuumad naxariistii janno ha waraabiyo, dhammaan qoyskii, ehelladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna alle samir iyo iimaan ka siiyo.
aamiin aamiin aamiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured