Waran Cadoow ciddaa ad ogtahay ha la sugin Dooda Qaran ee hada sheeg

0
Saturday November 23, 2013 - 19:47:59 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waran Cadoow ciddaa ad ogtahay ha la sugin Dooda Qaran ee hada sheeg

    Qalinkii :LibaanxajiFagadhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinkii :LibaanxajiFagadhe

Maalmahanbawaanidiinmaqnaaoomaqaaladiiqalinkiiba way soosocdeenewaynuyaranasanunbalsekolba wax igayaabiyamarkaanarkoayaanwaraaqdaiyoqalinkaisladoontaaooaanbadhaabalarimuumeelaha ay kamurgeenkadibnawaxaansameeyaainaanbalisusoomaanguuriyosi wax yaabahacakiraniaynuulafogurnoooaynu u cadeynoxaqiiqdaiyowaxajira.

Shirjaraa'idoouuqabtaywasiirkaArrimahaGadudaha Somaliland ayaawaxauukusheegay in uuogyahayhagardaamooyin loo maleegayodalka J/Somaliland. Waxa kale oouusheegay in uuhayocadaymo, iyomagacyadanimanreerSland ah oo u shaqeeyaSoomaliyalacagfarabadanakuqaataysidii ay u mijoxaabinlahaayeenqaranimadaSland. Intaawaxauukudaray in ay hub iyosaanadkudhexdiyaarsadeenwaddankagudihiisa. Arinkumarkauuhalkaamarayowaxainoomuuqdaywasiiriyowasaaradxilkas ah ooaad u fiirodheercadawganagaadhkahaya.

Wasiirkuintaakuma ekaaneewaxauuhadalkiisakusoogabagabeeyayfariinuu u dirayociddamaleegaysahagardaamooyinkawaxana u yidhi:waxaanidiinsheegayaa inaanhayocadaymosuganoo la xidhiidhaqorshayaashiina, waxaanidiinkadigayaainaadfarahakalabaxdaanooaadjoojisaanShirkaamaDoodaQaran.

Akhristowwasiirkiiamniga, joojintadoodaQaranayaakalamuhiimsanaatayjoojintahagardaamooyinkauuinoosheegay in laynalabeegsanayo (waahaddii ay jiraan). waxa kale oouuinoocadeeyay in aanutalaabokaqaadayninhadii ay farrahakalabaxaanshirkansidafiinta ay ugaqaylinaysoXukuumadu.

AHN AbwaankiiwaynaaeeQaasim, markuulahaa ' MarkiiTaladaHabaarSiiraanyoiyoTimo Cad loo dhiibay , ayaaSaanCadaaliyo Nin RaggiSibirDhaqaaqeenwaxaaanfilayaaciddauuujeeday in ay ahaydadiga (Timo Cad) iyociddiikula mid ah. OdhaahCarbeed baa tidhaa JIIB NOWM TAANI, amaSheeko Kale Keen. Saaxiibwaaragii SNM kuusameeyayeeSoomaalilandkuusameeyayeekuudiyaariyaykursiganaadhadbadhinacisuguwareejinaysoee u nafiyomaalbawaayay. Baladnataariikhdaada dib u eeg .Habeendibadumaadhoyanooadaabanoosheegay. Afwaynaad la dhamaysatayooSlandbaad la bilawday, dawladiiCigaalayaadahay, tiiRiyaalaadahayd, tanawaad la joogtaaAduunyada lama aragnininankiiuudhalaykuduulaan ah. KaaasmicimaynoXassanCiise, MaxamedXaashi, Dhagawayne, XassanGuureiyokuwalamidka ah ayaaSlandmijoxaabinaya. .

Malaashicibkawaxaaad u haysataan dad dhoohanooaanxasuuslahayn 1998kii, markiikoonfurtaHargaysalagawadayshirkiisalaadiintasiloogumijoxaabiyodawladiiCigaal, miyaanuSaleebaanGaalahaynkiihogaaminayay,Miyaanu Muse Biixiahaynkii wax kawadayee ay CabdilaahiDarawaloodowladaahaaiskuaflagaadaynayeensaxaafada,MiyaanadigaooWaranCadde ah ookasoocadhoodaydowladaoorabayXoghayihiiXisbigiiUdubinaadNoqotoeeCabdiAwdaahirlagadhigaymiyaanadkusoobiirinmadashiibarigaa.WalibaaankuxasuusiyokalmadihiiaadkalahaydMiyaanadaheynkiiMaahmaahdiiIslaantaSooqaateyeeyidhi(adigaoocadaynayayinaaddowladaka mid ahaydbalsekabaxayhada)Anaguhilibkawaanuidiincalaalinjirnay, ummaduwaxay u baahantahay mid hilibka u tunta. ooaadugajeedowadashirkaiyomijoxaabinta.Kulankamaalintaa u Cali kahadlayowaxa la hayaaiyadaoomaqaliyomuuqaalba ah eebal car hasoobeeneeyo.SaddexdanineeaanhalkankumagacaabaywaaSaddexdahadhiyohabeen u tafoxaytaydhaleecayntaDoodQaran. Malaadadkaqaarayaa u haysta in Distuurka ay iskaleeyihiinoosharcigu la guur-guurohadabawaxaanleeyeyraganiiyagumarabaan in ay iyagu u tumaaneeiyadaleeyiin ha u tumaoohakacalaalinina.

Waxaa la yaableNinkanwarancadeeehabartafaalisada ah u tagaee ay fahanteywaxauukolbakarobowaarmiyaanadaheynkiishaleyuunisagooaanxilkaheynlahaaXukuumadaSiilaanyo way ogteyCiidamo loo tabobaraayoinayduulaankusooqaadaan Somaliland oo ay dowladaMasariyoqaarkaleKadambeeyaaneeSaxaafadaisuguyeedhaayeyeelahaadowladuwaahuradaaoowaaleynagusoosocdaawaxaanaxukumadurabtaamijoxaabintaqaranimadaSomliland.

Warancadowwaa run liiskanaadheysooowaakiiuukuudhiibaySiyaad Bare maarkaad la shaqeyneyseyee SNM ta eedaheydNabadsugidaeeaadodhanjirteyMadaxdiiMujaahidiintaafartiiinjirtalahaaSiyaadwaanukudabajirnaaoowaanusooqabaneynaaoofaylashiiayuunbaadsidiiusidataawalikaamaydhaadhicininay Somaliland xorowdeyooqaranimadeedii la soonoqoteyoo ay 22 sanojirsadeywaxaanataacadeyn u ah markiiSiyaad Bare lagasaareykoonfrtaeeuuusiisocdey GARBA HAAREY miyaanadaheynadoo la socdaoo la qaxeynimankiiuukuyidhi (WaariimaankaalleidinkaqaadyexageedkusocotaanordoodadkiiniiutagaeeaadtidhiintaadnaxdeyanuuabtigeyinaSalebanDaflaan la socdaa ) adigaiyo rag kale ooaananjecleyninaanhalkankusooqaadoooaanmaalintooda la sugidoonomarkaawaxaankuodhanlahaabalhadaanadliiskiihoreilaynwaabahalisragaasimaxaad la sugeysaadeeSooqabqabointaanShacbigadhib la kulmin.

Waxaankusoogabagabeynlahaamarkaadadigaiyointakula midi abaabuleyseenshirkiibeeleedyadaeeaadadeegsaneyseensalaadiintawaxaalahayaaiyagooduubanoo cad waanalasoobandhigidoonaa ,Waxaankuodhanlahaasooqabo raga aadsheegteyshacbiguna way kaagafadhiyaan.

DHAMAAD

GUUL ALLA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured