Muwaadin taageer Doodda Qaran

0
Saturday November 23, 2013 - 19:24:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin taageer Doodda Qaran

    Hargeisa(xogreebnews.com-Muwaadin dooda qaran ee ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ah i waxa weeye mid lagu dhisayo laguna toosinayo qaladaadka ku jira maamulkeena si uu u noqdo dalkeenu mid horumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Muwaadin dooda qaran ee ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ah i waxa weeye mid lagu dhisayo laguna toosinayo qaladaadka ku jira maamulkeena si uu u noqdo dalkeenu mid horumar Hargeisa(xogreebnews.com-Muwaadin dooda qaran ee ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ah i waxa weeye mid lagu dhisayo laguna toosinayo qaladaadka ku jira maamulkeena si uu u noqdo dalkeenu mid horumar sameeya, waa dood faaiido leh oo lagu casumayo dhamaan dadka wax garadka ah ee ay ka mid yihiin, culimada diinta, waayeelka, aqoonyahanka kale, ardayda dugsiyada iyo jamacadaha, bulshada rayidka ah iyo xukuumaddaba,
qodobada lagaga wada hadli doono waxa kamid noqon doona

1) maxaa sababaya TAHRIIBKA sideese loo joojinkaraa
2) maxaa ka khaldan SIYAASADDA ARIMAHA DEBEDDA
3) heerka MUSUQMAASUQA iyo in lays tuso sababaha dhaliyey inay xoogeysatey QABYAALADU iyo sidii looga hor tegi lahaa
4) arimaha horumarinta DIMUQRAADIYADDA iyo MAAMUL WANAAGGA
Sidaas awgeed waxan kaa codsanaynaa inad u shaqeyso qaranka oo aad nala taageerto wixii tusaale iyo talo ahna nagusoo biiriso
Isku duubni iyo wada jir ayaynu qaran ku dhisan karnaa
Mahadsanid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured