Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe

0
Friday November 22, 2013 - 22:25:39 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe

    Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe fadumaSalaan iga ggudooma warbaahinta xorta ah ee shicibka ka ilaalisa dulmiga dowladu ku sameyso
Fadumo Siciid waa Marwo geesiyad ah oo mabda’ le oo aan shanta Amina ee madaxtooyada u niikiya aan la mid ahayn. Waa gabadh mutacalimad ah oo wadanka ingiriiska mudo fara badan ku nooleyd waxna ku baratey. Faadumo waxay afada madaxweynuhu ku heysataa maxaad Kulmiye uuga mid noqon weydey inagaa ilmaadeer ah oo gabadh karti le baad tahay e. Amina Weris markaa kol ba cid bay ku soo sameysaa ay tidhaa war baahinta ka caaya.

(Ciilow ba’ ). Fadumo waxay diidey in ay ka mid noqoto shanta aamina ee madaxtooyada u kalaha magacyada dhaadheer le ee ay ka mid yihiin Amina tima dheer, Amina Buuro iyo qaar kaloo badan. Dumarkaa oo xaflad joogta ah loogu qabto qasriga madaxtooyada kuna ciyaara heeso ay ka mid yihiin heesta Faxiya Fiska tidhaa Wadnahay dhag lee dhag dhag.
Fadumu waxay diidey in wadnuhu habeen walba dhag leeyo sida dumarkaa ah waayeelka jaqafsadey. Faadumo wey ka sharaf weyntey gabadh habeenkii soo jeeda oo xaflado la mida kuwa dhalin yarada ka qeyb gasha.
Hadaba waxa la gaadhey xiligii Fadumo denbi aanay lahayn lagu soo oogi lahaa ee madaxtooyaduna ku fashilmi lahayd sababtoo ah Amina Weris ma ogolaato cid baa wax ku tidhi iyo cid baa Kulmiye diidan waanaynnu u wada joogi shir qoolka loo soo maleego Faaduma Siciidoo aanany madaxtooyadu mahadin doonin.
Faadumo siciid iminkaba hadey kufto ama cusufanto ama waxba ku dhacaan waxa ka danbeeya Amina Weris iyo shanta Amina ee habeenkii tumashada raaxada le lagu wada qaato qasriga madaxtooyada.
abdi_mustafe123@yahoo.
ca


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured