waxan shacabka cod dheer ugu so jeedinaya in xirsi iyo rag kale dood so fadhisin doono harvard university–

0
Friday November 22, 2013 - 16:37:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    waxan shacabka cod dheer ugu so jeedinaya in xirsi iyo rag kale dood so fadhisin doono harvard university–

    asc aniga oo ah muwadinad u dhalatay somaliland waxna ka barata jamacada harvard university shaqalena ka ah xisbiga dimuqraadiga maraykanka waxan salamayaa shacbi weynaha somaliland ee kala jooga dal iyo dibad iyo saxafada xorta a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

asc aniga oo ah muwadinad u dhalatay somaliland waxna ka barata jamacada harvard university shaqalena ka ah xisbiga dimuqraadiga maraykanka waxan salamayaa shacbi weynaha somaliland ee kala jooga dal iyo dibad iyo saxafada xorta a asc aniga oo ah muwadinad u dhalatay somaliland waxna ka barata jamacada harvard university shaqalena ka ah xisbiga dimuqraadiga maraykanka waxan salamayaa shacbi weynaha somaliland ee kala jooga dal iyo dibad iyo saxafada xorta a
waxan dhawan dood ku kulmaynaa rag dalka ugu tala galay inay cunan ama ay siday doonan ugu tagri fala masaakiinta wana wax laga xumaado lkn
waxan leeyahay intaan idinka dhicin karo waa ididnka dhicinaya insha allah wanan
tusaya waxay yihiin rag wadanka ama dalka u tafo xaytay inay qasan ama siday doonan ka yeelan

bal halays waydiiyo maxa xisri u iman waayey maraykanka ?
sidad ka war qabtaanba waxan berayahaba eegayney dalku halku maraayio iyo xaaladiisa maa aha mid la eeegan karo
waa tii gumaystaha oo kale
waxana sugaynyeyu inu mar uun iman doodno ninkii la yidhiwaa siyaasi ama waa wasiirka madax tooyada
inuu yahay nin ah budhcad ama ah kii shalay gawaadhida madaxa ka jaray ee anu ahayn muwadin dalka wax u qabanaya
shirka uu u qabtay londond waa wada eeeegaynay aniga iyo arday badan oo reer somaliland ahi lkn wuxu aha mid dano gaara u kal laha ta labad jamacad golis ee siisay shahadad anu u qalmin waa shuruud ka baxsab shuruudaha u yala jamacadaha calamka ee bal dib haloogu noqodo anagu ma hayno waxa uu bartay ama waxuu karti leeyahaye insha allah waxan cod sheer ku sheegaya marlabaad in aan xisro dood kuso faadhisin doono insha allah jmacada imkana sidan ka war qabo wuxu jooga hargaysa ama dalkii ee waxan leeyahya xirsoow indho gaara u yeelo waxan aan ku leeyahay waliba jaanis intada doonto so sheego waku siinaya soonada diyaar gorow wana ka suhaya jawab waafiya insha allahw aad salama tihiiin shacbi weyhana somaliland iyo saxafada xorta ah waxaxn leeyayahay xirsoow qurbo joogtu ma aha london oo kali ah
laki cabdi cali
harvard university
shaqalena ka ah xisbiga dimuqraadiga
maraykanka
deeqa6@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured