Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay–

0
Wednesday November 20, 2013 - 16:46:50 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay–

    Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay–

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay– Asc waxan salamaya saxafada xorta ah iyo bushaweynta somaliland waxan ahay ardayad wax ka barata jamacada harvard university waxanm ahay muwadinad u dhalatay somaliand waxan ka shaqeeye ama shaqale ka ahay xisbiga dimuqraadiga maraykanka
waxan halkan su al ku waydiinaya dhamaan dhalinta ila da da ah ee somaliland
ee fikirkoodu sida wacan ushaqeeyo aqoonta xisri leeyahay ila intee ayay gaadhsisan tahy?
waxan baadhay oo daba galay ninka bulshadii dal yo diibad waxad maqlaysa xirsiba sidan yidhi waasiradii ay qaar gali kari layihiin madaxtooyadii hadaba ninkan la yidhaahdo Xirsi AQOONTIISA waxan so ogadey inuu aha ardaydii waxbarasho loogu diray wadanka INDIA oo uu udiray dahabshiil deedna halkuu wax bartay sida sida cilada looga saaro computerada deedna shahado copy ah soo qatay deedna yimid dahabshiil halka deedna wuxu hindia u tagay waa wax dalka lagu barto oo inataanu hindi tagin wuxu dhigay jiray SIDAM COLLEGE deedna wuxu ka shaqeeyay dahabshiil deedna markkuu dahabshiil eryay ayuu inta uu gawaadhi madaxa ka geyay yidhi waxan noqonaya jabhad o qorilugud ayuu la tagay inyaro la fikirana wuu kaxaysaty marka miyuu os odhan kari waayey aqoonti ku shaqayso iskaba daa ilayn waa aqoon copy ahe wuxu yidhi waxan xorayna dalka taas waxab ka daran waxan ka maqlayey wuxu yidhi waxan aha SNM marka tolow ragii snm watii taarikhda baal dahaba kaga jireene isagu xagu ka galay ama idhaha dadku u qaban waayeen iska da mala mantay noqotay snm wax layska sheegto ama lagu riyoodo e markii doorashadii la gadhay aya waxa ku guulaystay xisbigii kulkmiye si wacan ayay u dhacdeey kuna hanmablyeynaya madaxdii udub oo aha runtii naadi si wacan uga tagay dalka oo baal dahaba ka galay wayo hareraha ga eeg manta dal africa ah oo si xalal laysugu wareejiyay ma jiro e waxa nikii mijaaahid xirsi loo dhiiiibay madaxtooyada deena wuxu mooday in laga dhigay raa isal wasara somaliland ilayn aqoontiisa iyo mankiisa aya ku yidhi waxad tahay raa isakl wasaraha deedna wuxu u cararya england deedna pasport ayuu iibsaday wuxu yidhi jamacad ayan tagayaa manta ninka uu is idhaahdo xilka ka qaad waka eryaya waka la yidhi waxaxd tahay ninka wadooyinka dhisaya ee tolow halkee ayay martay aqoontiii ama lexe jecladii dalka laga qabay manta waxan halkan ku cadaynaya inanu wax aqoona lahayn xirsi ee uu yahay raa sial wasaraha somaliland ee yaan dadka been loo sheegin

mid aanku idhaahdo masakiinta iyo danyarta kaga qalisiin mayside isa soo diyaari xirsoow waxan ayan dhow ku kulmi doona dood insha allah waxa ka racana waad arki adiga iyo niman badan ana kugu casuumaya oo ku keenaya jamacad harvard university ee diyaar ahow adiga iyo rag badan halksana idinku tusaya waxd tihiin iyo aqoontiinu halkay gaadhsiisan tahay mahadsanidin dhaman bulshada reer somaliland iyo saxafada xorta ah
laki cabdi cali
maraykan
hardard university
deeqa6@outlook.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured