Madaxyooyada oo kiniinkii Guulweynta ku sadqaysay labada Guuddoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiilada oo hadal is-burinaya warbaahinta la soo hor fadhiistay

0
Tuesday November 19, 2013 - 20:18:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxyooyada oo kiniinkii Guulweynta ku sadqaysay labada Guuddoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiilada oo hadal is-burinaya warbaahinta la soo hor fadhiistay

    Xildhibaan Dilaal Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Guul wade Nacnac oo maalmihii ugu dambasay ay kabuhu kaga idlaadeen wadada u dhaxaysa Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada iyaga oo ka ka tiiraayansan guuldaradii kaga timi Guddoonka Guddi hoosaad-ayada ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Dilaal Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Guul wade Nacnac oo maalmihii ugu dambasay ay kabuhu kaga idlaadeen wadada u dhaxaysa Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada iyaga oo ka ka tiiraayansan guuldaradii kaga timi Guddoonka Guddi hoosaad-ayada ee dilaal xildh Cali Xukuumada oo u xadhko xidhatay isku dirka Shir Guddoonka Golaha Wakiilada, taas oo ay ku qarinayso dayaca ka muuqada maamulka ay la daalo dhacayaan, taas oo dadweynaha reer Somaliland haatan u muuqdaan kuwo ka soo taagan habsami u socodka maamulka Siilaanyo.
Xildhibaan Dilaal Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Guul wade Nacnac oo maalmihii ugu dambasay ay kabuhu kaga idlaadeen wadada u dhaxaysa Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada iyaga oo ka ka tiiraayansan guuldaradii kaga timi Guddoonka Guddi hoosaad-ayada ee dilaal xildh Cali Mareexaan uu xildhaan rayte kaga guulaysaty taas oo markii uu madaxtooyada baraarta ka hortay ay u yeedheen Guddoomiye Baashe oo lagu xanto in xididada maskaxada qaar ka mid ahi ay is taabtaan oo marka laba qof dhinacyada ka galaan aan waxba gala garan ee ka hortaagan oo keliya waxa uu ku leeyahay uu maqlo ayaa si deg deg ah loogu yeedhay isaga oo dalka debediisa ka soo qaadanaaya dadwadii dejinta maskada oo iyada oo ay u socoto uu deg deg u soo galay dalka taas oo xalay loo yeedhiyay warqad odhanaysa ku “Horta manad ahayn Guddoomiye waa inaad aroorta shir jaraa’id qabataa oo aad tidhaahdaa waxba kama jiraan Warqadii isku shandhayta ahayd ee Guddi hoosaadka Golaha Wakiilada ee Guddoomiye Cirro sameeyay.”


Guddoomiye baashe isaga oo aan iska shaandhayn warqadii looga soo dhiibay Maxdaxtooyada ayuu yidhi I soo ag fadhiiso Guddoomiye ku xigeenka 2-aad oo garbo duub lagaga soo saaray madaxtooyada ilay waa ninkii saxeexay doorashada Gudi hoosaadyada, ayaa markii karahadihii isa soo hortubeen ku waashay waan waan khaldamay ee imika ayaa kiniinkii guulwadaynta eeugu weynaa la iga soo siiyay madaxtooyada oo idhaha ayaa ii shidan ee ka baydha hadal ayaa ka dambayne, taas oo keentay inuu ku hadlo hadalo meeqaamkiisa siyaasadeed hoos u dhigaya, waana nasiib daro in laguu yeedhiyo waxad qabanayso.Quule Cali Ahmed.
Giire002@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured