in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–
in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–
asc waxan salamaya saxafada xorta ah iyo dhamaan bulshaweynta somaliland waxan halkan ku cadaynaya inan ahayn reer xamara ama reer konfur ee ahay wadaniyad u dhalataya somaliland kana soo jeeda gobolk saaxil lasa dacawo
waxan halkan ku cadaynaya inan anigo miyirkayga iyo maankaygaba qaba inan u huraayo maal horena u sheegay se lkn sifo qaldan loo fahmay waxan halkan ugu baqayaa aduun dhan 10.000$(tobankun oo dollar sinayona sida ilahay igu og yahay ee yaan lays ceebeeyninn waxan la hadlaya dadka fikirka qadlan qaba inay iska dayaan hadalka hadanay wax u taraynin odayaasha ku baaaqay shirka qaran waa laqabayana wanan taageersanahay anigo iyo hablo kale oo ila fikira inay hiil iyo hooba la garab taganahy iyaguna dhankooda ka sheegi dooonan intay siinayan iyo fikirkooda lkn waxan leeyahay yaan layska sheegin been wanad mahadsan tihiin saxafada xorta ah iyo shacbi weynaha somaliland taageerayaasha new ucid laki cabdi cali sanfrancisco maraykan alla mahadleh deeqa6@outlook.com Leave a comment |
|
in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–
in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–