Waa Kuma Prof. Axmed Maxamed Biixi–

0
Monday November 18, 2013 - 19:36:22 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Prof. Axmed Maxamed Biixi–

    Manaasib badan oo laga rabey PhD ama u dhigma (equivalent) ayuu qabtay. Axmed Biixi waa khabiir caalami ah. Waxuu ahaa maamulaha Sahanka Jolojiyada(Chief Geologist) ee Somaalia, wuxuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manaasib badan oo laga rabey PhD ama u dhigma (equivalent) ayuu qabtay. Axmed Biixi waa khabiir caalami ah. Waxuu ahaa maamulaha Sahanka Jolojiyada(Chief Geologist) ee Somaalia, wuxuu Manaasib badan oo laga rabey PhD ama u dhigma (equivalent) ayuu qabtay. Axmed Biixi waa khabiir caalami ah. Waxuu ahaa maamulaha Sahanka Jolojiyada(Chief Geologist) ee Somaalia, wuxuu u shaqeeyey Gulf Oil, Wyoming Mineral Corporation; Anglo-American of South Africa; United States Geological Survey, Gulf Science & Technology Company iyo Liberia. Waxu ka qayb qaatay sahano jolojiyada dalal badan oo ay ka mid yihiin Sudan, Iritariyaa iyo Morotaaniya. Wuxu ahaa khabiir UN oo la taliyaha Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Mosambiik. Wuxuu ahaa Wasiirkii hore ee Tamarta,Macdanta iyo Biyaha ee Somaaliland. Waxa uu casharo ka bixiyey Indian Geological Servey xaga macdan soosarita isaga oo adeegsanaya cilmiga xisaabaha statistics.Wuxuu noqday Dean ama Hormoodka kuliyadaha culuumta Geolagiga ee jaamacadaha Hargaysa University iyo Gollis Universaty (Hargaysa).

Isaga oo noqday arday oo faa’iq ah ama ku fiican tacliinta waxa u muteystey in uu xubin ka noqdo ”Who Is Who Among American Universities And Colleges.”ama buuga lagu qoro shakhsiyaadka ugu mudan jaamacadaha dalka Maraykanka.Prof. Biixi wuxuu qoray maqaalo badan oo cilmi baadhis ah(research).Wuxuu qoray oo kale" Somaliland Mining Law” iyo "Somaliland Water Law”. Markuu u shaqeynayey Gulf Science and Technology Company, Pittsburgh, Pennsylvania, wuxuu qoray riboodho macluumaatka gujira aan shirkadu cid kale u ogolayn inay arkaan isla gudaheeda.
"Post-test Core Geological & Geochemical of Irigary Uranium Well field 517-x Johnson County, Wyoming, (company confidential priority Class 1).
Post-test Core Geological & Geochemical of Badger Uranium Deposit Field 517-x Johnson County, Wyoming, Westinghouse Corporation company confidential priority Class 1). Wuxuu ku moteysttay abaal lacagnimo ah.
Gunaanadka Qormadan Qaybteeda Hore Intaa Ayay Ku Dhantahay,Waxaanse Balan Qaadayaa Inaan Shacabkayga Sharafta Leh U Soo Gudbindoono Xogta Ku Saabsan Macdanta Dalka Ku Duugan Oo Aan Aaminsanahay Inaanu Jirin Qof Iiga Aqoon Badani Marka La eego mudada aan ka soo shaqaynayay iyo cilmiga aan u leeyahay.
Waxaan kaloo idinku baraarujinayaa inaad soo booqataan website kayga aan ugu talo galay inaan arimahaa kaga hadlo.Waxaad ka helidoontaan casharo Geologiga ku saabsan oo taxane ah si aan ula wadaago dadka raba inay wax ka bartaan macdanta dalkooda waana kan website kayagu:
http://www.balqiisascience.com/





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured