Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday

0
Saturday November 16, 2013 - 19:06:39 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Marwo Xildhibaan Baar Siciid Faarax, oo walaalkeed Marxuum Dhubad Cabdilaahi Xaaji ku geeriyootay magaalada Hargeisa.
Waxaanu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoyskiisii iyo qaraabadi uu ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo
Illaahay Ha U Naxariisto Marxuum Dhubad Cabdillahi Xaaji



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured