Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi

0
Saturday November 16, 2013 - 09:49:39 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi

    Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi Anigoo ku hadlaya afka ururka Haweenka Somaliland ee dalka Sweden waxaan ka jawaabayaa hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ahaa inaan la qaban doonin shirka qaran ee ay ku dhawaaqeen inay qabanayaan labada xisbi-mucaarid.
Haddaba waxaan u sheegayaa Guddoomiyaha KULMIYE, inuu qabsoomi doono shirkaasi, isla markaana aan loo daba-fadhiisan doonin isaga iyo inta la caqliga ah toona.
Dadka uu fikirkooda uu ka yimid in la qabto shirkaasi waa niman mudan in la qiimeeyo, Taariikhda Somaliland-na kaga jira baal-dahab ah.

Sidaas darteed qofkii diida iyo kii doonaba shirkaasi waa mid la qabanayo, illaahayna waxaanu ka rajaynaynaa isbedel degdeg ah.
Waa Qallinkii Naciima Cabdi Jaamac Xeyd,
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Somaliland ee Sweden



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured