Hadii aanu naahay dhalinyarada Gobolka Togdheer waxaan canbaaraynaynaaa kana soo horjeednaa isku daygii dileed ee lagula kacay Mujaahidka Weyn Maxamed Kaahin Axmed–

0
Monday November 11, 2013 - 21:53:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadii aanu naahay dhalinyarada Gobolka Togdheer waxaan canbaaraynaynaaa kana soo horjeednaa isku daygii dileed ee lagula kacay Mujaahidka Weyn Maxamed Kaahin Axmed–

    Anagoo ah qeybaha kala duwan ee dhailnyarada gobolka togdheer waxaan si weyn uga xunahay falkii maanta lagula kacay mujaahidka weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ah qeybaha kala duwan ee dhailnyarada gobolka togdheer waxaan si weyn uga xunahay falkii maanta lagula kacay mujaahidka weyn maxamed kaahin axmed oo ahaa fal ay soo maleegeen dhgar qabayaal
jecel dhiiga islaamka, balse ilaahay mahadii falkaasi waa uu ka bad
baaday xaq ilaahay mujaahid maxamed kaahin axmed hadii aanu nahay
dhalinyarada reer burcana aad ayaan uga xunahay falkaasi foosha xun
ee ka dhacay hargeysa.
Falkan oo aan hore looga aqoon somaliland ayaa hada noqonaaya mid
ugub ku ah somaliland waa fal xun oo laga yaqaano wadamo jaarkeena
ah kuwaas oo ay daashatay colaado iyo qabaail, hadaba hadii aanu

nahay Da,yarta Gobolka Togdheer waxaan Canbaaraynaynaa Falkaasi
isku dayga dilka ah ee lagula kacay Maxamed Kaahin Axmed oo ah
Halgamaa weyn cidkastaana garanayso taariikhduna xustay.
Waa ayaan daro in maanta Mujaahidiintii dalka usoo halgamay lagu
weeraro Hoteelada dhafoorkana xabar lagaga qabto waa nasiib xumo
iyo caqli daro, waxaan laamaha amaanka ugu baaqaynaa inay deg deg usoo
qabtaan cidii ka danbaysay ee aabaha u ahayd falkaasi soona
maleegtay dhagartaasi waana in sharciga la mariyaaa iyo ciqaab adag
si looga hor tago kuwa kale ee iman doona.

Dhalinyarada Gobolka Togdheer



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured