Musharixii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa doorashada 2015 ee Golaha baarlamnka ee Somaliland Mr Saciid Cabdisamed Cudhey ee xusbiga UCID oo dhaleeceeyay falka foosha xun ee lagula kacay Mujaahid Maxamed Kaahin.

0
Monday November 11, 2013 - 21:42:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharixii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa doorashada 2015 ee Golaha baarlamnka ee Somaliland Mr Saciid Cabdisamed Cudhey ee xusbiga UCID oo dhaleeceeyay falka foosha xun ee lagula kacay Mujaahid Maxamed Kaahin.

    Mid ka mid ah musharixiinta u taagan Golaha baarlamaanka Ee Somaliland ee Sanadka 2015 Ee soo socda Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay ayaa Ka hadlay Dhacdadii lagu bartimaameedsaday Gudoomiye Kuxigenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Md Maxamed Kaahin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah musharixiinta u taagan Golaha baarlamaanka Ee Somaliland ee Sanadka 2015 Ee soo socda Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay ayaa Ka hadlay Dhacdadii lagu bartimaameedsaday Gudoomiye Kuxigenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Md Maxamed Kaahin.

Qoraal yar oo kooban oo uu arintan kaga hadlayo ayaa u dhignayd siada tah:-

“Waxaan halka ka salaamayaa dhamaan warbaahinta Somaliland intaas ka dib waxaan aad iyo aad u dhaleecaynayaa falka foosha xun ee lagula kacay Mujaahidka Maxamed Kaahin taas oo leh sumcad xumo aad u badan wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba hadii maalinba maalinta ka danbaysa ay Somaliland ka hirgasho in la isku weeraro hubkii aynu bari hore ku badalnay qalinka iyo hadal mar ahaantaasina ay mundaro tahay in madaxda qaranka lagu dhibaateeyo suuqyada magaalooyinka Somaliland sidaas daraadeed Xukuumada, Garsoorka, Booliska iyo dhamaan haydaha ku shaqada lihi waa inay xil adag iska saarto nabadgalyada muwaadinka si ay u wanaagsanaato kalsoonida mujtamaca dhexdiisu mar ahaantaasna Boolisku iyo Garsoorku si wacan uga gutaan waajibkooda si loo arko in sharcigu dadka kala hagayo sharciguna u noqdo dalaayada dadku hadhsanayaa kii waxaa oo kale niyadiisa ka guuxaysaana ugu quus qaato..

Waxa kale oon hanbalyo aan la soo koobi karayn halkan uga dirayaa odayaasha beesha Sacad Muuse ee uu ugu horeeyo Suldaanka Guud ee beeshu sida wacan ee ay raali galinta u muujiyee kuna balan qaadeen cidii falka gaysatay in ay soo qabashadooda gacan ku siinayaa Booliska qaranka.”

Musharax


Saciid Cabdisamed Cudhey



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured