Degmada Tog wajaale oo khatar ugujirta dabalaha jiilaalka oo sanadwalba galaafta guryobadan iyomalaayiinta doollar ee ganacsatadu haysato oo gabi kalaalaada–

0
Saturday November 02, 2013 - 20:37:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Tog wajaale oo khatar ugujirta dabalaha jiilaalka oo sanadwalba galaafta guryobadan iyomalaayiinta doollar ee ganacsatadu haysato oo gabi kalaalaada–

    shalay saacadu markay ahayd 1.30 duhurnimo dab ayaa qabsaday guri kuyaal bariga degmada tog wajaale oo sababay inuu kushufbeelo aqal kuyaal bariga magaalada tog wajaale halkaana ay ku gubbteen gurigii iyo agabkii dhex yaalay iyadoo laga sabata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

shalay saacadu markay ahayd 1.30 duhurnimo dab ayaa qabsaday guri kuyaal bariga degmada tog wajaale oo sababay inuu kushufbeelo aqal kuyaal bariga magaalada tog wajaale halkaana ay ku gubbteen gurigii iyo agabkii dhex yaalay iyadoo laga sabata bixiyey caruutii iyo shalay saacadu markay ahayd 1.30 duhurnimo dab ayaa qabsaday guri
kuyaal bariga degmada tog wajaale oo sababay inuu kushufbeelo aqal
kuyaal bariga magaalada tog wajaale halkaana ay ku gubbteen gurigii
iyo agabkii dhex yaalay iyadoo laga sabata bixiyey caruutii iyo
qowskii deganaa guriga magaalada tog wajaale oo ah xarunta ugu wayn ee
ganacsi oo ay uganacsi yimaadan guud ahaan dalalka geska africa
gaar ahaan dalka Ethiopia jabuuuti maamulgoboleedyada dalwaynihii

hore la isu odhanjiray somaliya magaalada tog wajaale oo laciir
ciiraysa malaayiin doolar isklamarkaana halis ugu jirta khatarta kaga
imankarta xiliga jilaalka dabaylaha xoogan oo ay kadhalankaraan
khataro dabhalis ah oo sidhibyar magaalada ugu faafikara oo sanad
walba sababa inay kushufbeelaan ilaa sodon 30 aqal oo ay leyihiin dad
danyar ah oo aan awoodikarin inay iska baktiyaan dabkaasi iyada oo
aanay magaalada hantiga farahabadani yaalo aanay lahayn wax dabdamis
ah ama kooxo la dagaalama dadka kudhaqan magaalada ayaa isku dayey
inay bakhtiiyaan balse way awoodikari waayeen hanfiga kasoo baxaya
awgii ayaa bartii kushifbeeklay mar aanu laxidhnay mamulka degmada tog
wajaale ayaanay noo suuragalin inaal telefoonka kalahadalno
mobiladooda ooxidhan awgood iyada oo magaalada tog wajaale uu kamuuqdo
dayac iyo habacsanaaan iyo kaladaadsanaan maamul oo kajirta aqalka
gubtay oo haaa guryaha nooca loo yaqaan beebeega ayaanay maamulka
magaaladu ogaan gubashadaa dhacday walow kamadanbaystii ay timid
midkamida booyadaha biyaha magaalada udhaamisa oo bakhtiisay dhamacdii
si aanu ugugu gudbin dabku guryaha kale dawlada hoose ee degmada tog
wajaale oo baryahan danbe qoorta kula jirta fadeexado musuq maasuq oo
ragaadiyey habsami usocodkii howlaha qaranka iyo arimaha bulshada
ayaa sabab unoqday isqaqabsigoodii inay haleeliwaayeen guryaha
kugubanaya bartamaha magalada xaafadaha bariga ee xasan cawke iyada oo
dadka reer tog wajaale ku edeeyeen maamulka wajaale inaanu waxba
kaqaban baahiyaha bulshada marwalbana aad arkayso shaqaalaha dawlada
hoose oo faraha iskulaa tagaya iyadoo admoodo inuu kasii xamaan
urursanayo maamulka magaaladu
Maxamed cabdilaahi Qombor tog wajaale
tellpone mobile 00252634177785



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured