dadweynaha ku dhaqan degmada tog wajaale oo soo dhaweeyey shirkada socdaalka Bari iyo Galdeed oo Degmada Tog wajaale kafuratay xafiis

0
Thursday October 31, 2013 - 19:40:46 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dadweynaha ku dhaqan degmada tog wajaale oo soo dhaweeyey shirkada socdaalka Bari iyo Galdeed oo Degmada Tog wajaale kafuratay xafiis

    cusub oo umada ufudaydiya isusocodka gobolada iyo degmooyinka iyada dadka danyarta ah ee hargaysa ama gobolada kale ee somaliland dani kag xidhanto ay ku adkayd inay usafraan intanay iman shirkada cusub ee socdaalka bari iyo galbeed waxaa dadwe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cusub oo umada ufudaydiya isusocodka gobolada iyo degmooyinka iyada dadka danyarta ah ee hargaysa ama gobolada kale ee somaliland dani kag xidhanto ay ku adkayd inay usafraan intanay iman shirkada cusub ee socdaalka bari iyo galbeed waxaa dadweynaha Gobolka Gabiley hore cusub oo umada ufudaydiya isusocodka gobolada iyo degmooyinka iyada
dadka danyarta ah ee hargaysa ama gobolada kale ee somaliland dani kag
xidhanto ay ku adkayd inay usafraan intanay iman shirkada cusub ee
socdaalka bari iyo galbeed waxaa dadweynaha Gobolka Gabiley hore
uhaystay dhibaatoyin badan oo aykamidyihiin jactad iyo dadka oo lagu
raseeyo baabuur yar khibrad la,aan xaga dirawaliinta iyo masuuliyadaro
jirtay awgeed waxaana dadweynaha reer tog wajaale ku amaanen

shirkada socodaalka bari iyo galbee gurmadka ay isoo sameeyeen
waxaanay sheegeen inay lashaqayndoonaa isbarbar tagidoonaan qorshe
kasta oo suurta galinaya isdhegalka bulshada somaliland oo hore
dhibaato uga haysatay dadwaynaha kudhaqan degmada tog wajaale oo
sheegay in shirkada socodaalka bari iyo galbeed ay hoos udhigtay
nooligii hargaysa lagu tagijiray oo ahaa 130 bir lacagta Ethiopia
balse imika ka dhigtay 70 bir taasina ay madxisay jeebkii dadweynaha
anaga oo ah odayaasha iyo waxgaradka degmada tog wajaale waan soo
dha weynaynaa iskaashatada cusub ee dalka uhorseeday iskuxidhka
gobolada iyo degmooyinka dalka waxaanan xukuumada somaliland usoo
jeedinaynaa in sharci lagasoo saaro gaadidka yaryar ee dadkeena
khatarta kuhaya sanadwalba galaafta boqolaal muwaadin waxaan dawlada
ku dhiiri galnaynaa ina gaadiidka yaryar kajoojiso isusocodka gobolada
iyo degmooyinka siloo badbaadiyo hantida nafeed iyomaalbaleh ee sanad
walba burburt waxakale oo aan dawlada somaliland usoo jeedinaynaa inay
qorshe cusub usamayso gaadiidka yaryar inay kadhex shaqeeyaan
magaalooyinka waawayn
ee dalka sida hargeysa burco
Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog Wajaale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured