TACSI INAALILAAHI WAA INA RAAJUCUUN.

0
Tuesday October 29, 2013 - 22:13:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI INAALILAAHI WAA INA RAAJUCUUN.

    TACSI INAALILAAHI WAA INA RAAJUCUUN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI INAALILAAHI WAA INA RAAJUCUUN. Maxamed Xasan Cabdi(Maxamed-Addis), Cabdi Abokor Siciid, Maxamed Ciise Cabdi, Cumar Daa’uud Axmed, Maxamed Cali Mataan, Siciid Kuraase, Maxamed Aadan Dirir(Caynabo), Cabdirisaaq Muuse Xasan, Dhamaan bahda Caroog Media group waxay dadkaasi u dirayaan Tacsi Tafatiraha guud ee wargayska Xog-ogaal Cabdikariin Aadan Odanwaa oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi Hooyadii oo maanta lagu aasay Hargeysa.
Waxay marxuumadda uga baryayaan Eebe inuu naxariistii jano siiyo, eheladii iyo qaraabadeediina Samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin ……….. Aamiin ……………………… Aamiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured