hoos udhaca siyaasadeed ee kuyimid wasiir samaale ayaa sabab unoqon doona guuldarooyinka siyaasadeed ee hadheeyey iyo cadaalad darooyinka dhacay–

0
Tuesday October 29, 2013 - 13:38:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    hoos udhaca siyaasadeed ee kuyimid wasiir samaale ayaa sabab unoqon doona guuldarooyinka siyaasadeed ee hadheeyey iyo cadaalad darooyinka dhacay–

    sida lawada ogyahay musharaxa gudoomiyenimo ee xisbiga kulmiye cabdi casiis maxamed samaale oo awood siyaasadeed kulaha degmada tog wajaale islamarkaana kaga taageero badnaa dhigiisa saxiibkii muuse biixi cabdi oo uu kadhexeeyey tartan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sida lawada ogyahay musharaxa gudoomiyenimo ee xisbiga kulmiye cabdi casiis maxamed samaale oo awood siyaasadeed kulaha degmada tog wajaale islamarkaana kaga taageero badnaa dhigiisa saxiibkii muuse biixi cabdi oo uu kadhexeeyey tartan
sida lawada ogyahay  musharaxa gudoomiyenimo ee xisbiga kulmiye cabdi
casiis maxamed samaale oo awood siyaasadeed kulaha degmada tog wajaale
islamarkaana kaga taageero badnaa dhigiisa saxiibkii muuse biixi cabdi
oo uu kadhexeeyey tartan adag ayaa bilihii ugu danbayey dhexmaray ayaa
waxa yaraaday islamarkaana hoos udhacsiyaasadeed ku yimid
taageerooyinkii loo hayey wasiirka wasaarada maaliyada somaliland
sheekh cabdi casiis maxamed samaale lamana garanayo sababta iyadoo

dadka siyaasada qadaa dhiga degmada tog wajaale ay ka faalodeen
hoosudhaca iyo qasaaraha siyaasadeed ee ku yimid siyaasiga ruug
cadaaga ah ee kasoo jeeda gobolka gabiley waxaa lasheegay waxa usababa
kalsooninidarada ku timid ina udub dhaxaad uyihiin cadaalad daro
katimid wasiir samaale arintanina waxay fursad siyaasadeed siinaysaa
siyaasiga sida wayn ay iskaga soo horjeedaan siyaasi muuse biixi cabdi
oo baryahan danbe ku hayey weerar siyaasadeed oo mowjada ah
islamarkaana ku hawlanaa sidii uu gacanta ugu dhigilahaa shaqsiyaadka
siyaasiyiinta ah ee kasoo jeeda Gobolka Gabiley wuxuuna siyaasi muuse
biixi cabdi ku guulaystay inay gacantiisa soogalaan siyaasiyiin
haldoorka gobolka gabiley kasoo jeeda oo uu hormood kayahay ambasador
cumar xaaji maxamuud oo hore xilal ugasooqabtay dawladihii maxamed
xaaji ibraahin cigaal oo uu kasoo noqday safiirka somaliland ufadhiya
D Jabuuti dawladiiriyaale wuu ahaa safiirkii adisababa ufadhiyey
somaliland muuse biixi oo kuqanciyey siyaasiyiintaa inay kamid noqdaan
xisbigiisa kuna guulaystay inay kamidnoqdaan xisbiga talada haya ee
kulmiye arintaasi waxay dhaawac siyaasadeed ugaysanaysaa wasiir
samaale hadii uu qaadi waayo talaabooyin diblamaasiyadeed oo
siyaasadaysan oo uu kusoo ceshanayo gacankuhaynta siyaasadeed ee
degmada tog wajaale oo lagala hoos baxay bilihii udanbeeyey iyo
samaale ragii wajaale ugaga wakiilka ahaa oo is arkay marqudha iyaga
oo cidlo taagan iyo dadkii gobolka gabiley oo marqudha kahoos guurey
lasoco qaybaha danbe waa Qallinkii Maxamed Cabdillaahi Qombor Tog Wajaale


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured