mayar ku xigenka hargiesa.miyu kala garan wayay.cukuse iyo.codkii u ka helay,xaafada maxamud haybe,.,cidii heshay

0
Saturday October 12, 2013 - 21:09:26 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    mayar ku xigenka hargiesa.miyu kala garan wayay.cukuse iyo.codkii u ka helay,xaafada maxamud haybe,.,cidii heshay

    w Qalinki cabdi yuusuf cabdilahi dirqadhadh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

w Qalinki cabdi yuusuf cabdilahi dirqadhadh marka hore waxan halkan ka salamayaa bahda saxafaada madaxbanaan,o inta badan ku,hawlan.bahinta wararka xaqiiqda,ah.iyo wartabinta.ay ka haqiib tiran,umada reer somaliland,inta ka dib,hadan u so noqdoo.qoralkeyka waxaan ku bilabayaa.golaha deganka e aan u so doranaay.ma waxay noqdeen.qar aan aqoon u laheyn.xilka aan u doranay.mise.qar.anaba fahansaneyn.in ay yihiin.niman.ku yiimi cod dadweyne,hadabaa maalmahan sidaa aad la socotaan.waxaa ka jiray magaalada hargiesa gaar ahaan xafaada.maxamuud haybe.arin noqotay fajac iyo amakaak.ka dib marki ay shaqalahaa dawlada hoose e maxamud haybe,.ay ka so furten albaabyo,guryo badan o u ku yaala.xaafada hadaba iyado sidas ah ayuu ka mid noqday.nin wasir ah gurigiisa o lagala so baxay,albaabka isago waliba lagu yeshay.qan sheeg,ka badan inta lagu yeshay ddadka xaafada ah,.ka dib waxaa.halka laga filayay.in u iska bixiyo.lacagta.lagu.yeshay u waliba.so adegsaday.mayar ku xigeenka.magalada hargeisa cabdicasis cagaweyne.oo an aheyn nin aan aqoon fican ulaheyn shaqada dawlada hoose u waliba.aflagado kula dulkuffay shaqalaha hawshoda so gudanayay.e maxamud haybe.isago ugu fanay in u yahay mayar ku xigenka.magalada.waliba isagu dib ugu celiyay albaabki wasiir cukuse,gurigisa.cabdicasiis ismu odhan wasirku ,miyanu la mid aheyn,dadka muwadininta ah.e albaabyada lagala so baxay.mise cabdicasiis,ma isagan fahansaneyn.in u ku yimii cod dadweyne.waliba xaafada laga so dortay o u inta badan kaka yimii codkodi u intu u noqon lahaa,nin u adego xaafada,laga so doortay ka doorbiday.shaqsi magac wasir huwan.hadabaa.hadanu nahay.dadka degan xaafada maxmud haybe.wanu dhaliilayna.sida xun u ula macamilay.shaqalahaa waliba anu simin.dadka u ku fadhiyo codkoda iyo wasiirka la fadhistay cashuurti xaqa logu lahaa,e u ddadka ku dhiri galin lahaa,bixinta cashurta dawlada in isaga laga doorbido,muwadininta uu takan bixinta cashuurta ardiyada.guryaha

waa qalinkii cabdi yuusuf cabdilahi dirqadhadh.0634471222



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured