Hanbalyo Aroos::Dhamaan Dadkan Hoos Ku Qoran Waxa Ay Dhanbaal Aroos U Dirayaan Suldaanka Dhalinyrada Somaliland Suldaan C/raxmaan Axmed Sh/Muxumad Iyo Marwo Hibaaq Xuseen Ibraahim Oo Arooskoodu Ka Dhacay Boorama
Hanbalyo Aroos::Dhamaan Dadkan Hoos Ku Qoran Waxa Ay Dhanbaal Aroos U Dirayaan Suldaanka Dhalinyrada Somaliland Suldaan C/raxmaan Axmed Sh/Muxumad Iyo Marwo Hibaaq Xuseen Ibraahim Oo Arooskoodu Ka Dhacay Boorama Aabo Axmed Sh,Muxumad Caynaan.
Hoyo Caasha Aadam Jaamac Marwo Ifraax Axmed Sh.muxumad Marwo Khadra Axmed Sh.Muxumad Marwo Samsam Axmed Sh/Muxumad Marwo Kawsar Warsame Engeneer Maxamed Axmed Sheekh muxumad Cumar Axmed Sh/Muxumad Xuseen Axmed Sh/Muxumad Prof:Abiibkar Axmed Sh/Muxumad Dhamaan Dadkaas Kor ku xusan waxa ay Hanbalyo Aroos Hawada u marinayaan Boqorka Iyo Boqorada Suldaanka Dhalinyarada Somaliland Suldaan C/raxmaan Axmed Sh/Muxumad Iyo Hibaaq Xuseen Ibraahim Oo Arooskoodu Ka Dhacay Hotel RAMADA Ee Magaalada Boorama Waxa ayna alle uga baryayaan in ay noqdaan kuwii isku waara ubadkhayrqabana kala hela reerkii lagu nastee lagu nagaago Alle Ha Idinka Yeelo Aaamin.” Leave a comment |
|