FAYSAL CALI WARAABE IYAMMUU QALDAN YAHAY MAANTA IYO SHALAY?

0
Thursday October 10, 2013 - 14:25:04 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAYSAL CALI WARAABE IYAMMUU QALDAN YAHAY MAANTA IYO SHALAY?

    Aan soo qaato qiso hore u dhacday oo ahayd Nin beri naag kufsaday ka dibna maxkamad la horgeeyay ka dibna waxay maxkamadii waydiisay war naagtan ma kufsatay, waxaanu ku jawaabay maya, mana arag kadibna waxa la yidhi miyaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aan soo qaato qiso hore u dhacday oo ahayd Nin beri naag kufsaday ka dibna maxkamad la horgeeyay ka dibna waxay maxkamadii waydiisay war naagtan ma kufsatay, waxaanu ku jawaabay maya, mana arag kadibna waxa la yidhi miyaad Aan soo qaato qiso hore u dhacday oo ahayd Nin beri naag kufsaday ka dibna maxkamad la horgeeyay ka dibna waxay maxkamadii waydiisay war naagtan ma kufsatay, waxaanu ku jawaabay maya, mana arag kadibna waxa la yidhi miyaad ka dhaaranaysaa, haa waan ka dhaaranayaa, waxa la su’aalay waayahay ee intaanad ka dhaaran waa maxay Xagtimahan kugu yaal waxaanu ku jawaabay Qaadi waa rafadkii ay rafanaysay xagtintani ee iska dhaaf.
Hadaba waxa aan uga socdaa Faysal Cali waraabe siyaasada maanta aad ku faanayso eed la soo taagan tahay ee aad leedahay silaanyaa warqad u qoray aduunka, ma la odhan karaa waa rafadkii aad siyaasada ku rafatay dadkuna ay kugu yiqiineen.

Ta madaxweynahana adigaanu ku dhiibnaye hadii uu qoray warqada aad sheegayso maanta siyaasada dalka ma ku hogaamin lahaa horumarka intaasi leeg ee aad ka wareertay ka faysal ahaan ee aad hadh iyo habeenba ka seexan wayday.
Run ahaantii waxa meel ka dhac weyn kugu ah inaad ka sheekayso wax aad beri qof is tidhaahdeen balse taasi waa caadadada oo la yaab kuma lihid ka shicib ahaan ku rumaysan mayno oo waynu is baranayn mudadii aad dhex boodaysay siyaasada Somaliland oo aqooni isuguma keen laabnee talo qaado taasi oo ah is daba-qabo oo in uun wax iskula hadh, maanta ma joogtid wakhtigii aad is kaba raacin lahayd sharaftaada iyo haday ta dalka tahayba.
Madaxweynaha qarankana ka daa xag-xagashada waa rug cadaa duurka u galay qarankan in uu ka dul kiciyo nacabkii iyo cadawgii markaasi dul hoganaayey waana ta uu ku helay maanta taageerada iyo kursiga madaxtinimada ee dalka hana moodin in uu 8dii sanno uun dalkan u halgamay oo ha ku daba lumin hore ayuu kaaga guulaystay Axmed silaanyo mana ah mid aad ku soo qaban karto wakhti xaadirkan ama Laandheere sheego ama macalin dadka siyaasada kusoo barbaariya sheego anigu waxa aan ku leeyahay waad lumisay milgihii siyaasada ee tolow goormaad qaldanayd ma markii aad dalkani uu kaaga baahnaa taageerada iyo inaad uga hiiliso sida Axmed silaanyo cadawgii xalaashaday dhiiga muwaadiniinta Somaliland uu uga dhiidhiyey, markii aad siyaasada Soamliland ku soo biirtay adiga ogsiin halkaad dalkan iyo dadkan aad kaga dhaqaaqday markii ay ehel ku bidayeen.
Daahir Xasan
daahir_123@live.com
Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured