Innaa Li’laahi Wa’innaa Ilayhi Raajicuun Tacsi Tiiraanyo leh

0
Thursday October 10, 2013 - 10:29:45 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Innaa Li’laahi Wa’innaa Ilayhi Raajicuun Tacsi Tiiraanyo leh

    Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-
Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, Cabdiraxmaan Yuusuf Badheedha, Faysal Kayse Cumar iyo Khadar Faarax Xuseen (Hayaan) waxay tacsi u dirayaan Wasiirkii hore ee Arimaha Debada ee Jabuuti, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi Md. Cali Cabdi Faarax, geeridii ku timi Marxuum Yuusuf Ibraahim oo Jimcihii toddobaadkan ku geeriyooday Magaalada Jabuuti, laguna aasay isla Caasimada Jabuuti, waxa kale oo marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu jannooyinkiisa ugu deeqo, sidoo kalena qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo asxaabtii uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.. Aamin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured