Ururka hope faundation oo soo gaadhsiiyaya deeq wax barasho in ka badan sadex boqol iyo konton agoon ah oo wax ku barta magaalada burco

0
Saturday March 09, 2013 - 18:07:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka hope faundation oo soo gaadhsiiyaya deeq wax barasho in ka badan sadex boqol iyo konton agoon ah oo wax ku barta magaalada burco

    Ururka HOPE FAUNDATIAN oo ka Jira dalka Denmark ayaa saaka deeq waxbarasho oo ka kooban qalimo soo gaadhsiiyay in ka badan Sadex Boqol iyo Konton arday oo Agoon aha Kuwaasoo wax ku dhigata Sadex Iskuul oo ku yaala Magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka HOPE FAUNDATIAN oo ka Jira dalka Denmark ayaa saaka deeq waxbarasho oo ka kooban qalimo soo gaadhsiiyay in ka badan Sadex Boqol iyo Konton arday oo Agoon aha Kuwaasoo wax ku dhigata Sadex Iskuul oo ku yaala Magaalada Burco.
isla markaana u baahan in laga caawiyo dhinaca waxbarashada,Sidoo kale Maamulada Sadexdan Iskuul ee ardayda Agoonta ahi wax ku bartaan ayaa iyaguna Bulshada Reer Somaliland iyo ku af somaliga ku hadlaba ka Codsaday inay Gacan ka Gaaysataan sidii wax loogu qaban laha Ardaydan Agoonta ah oo ah kuwii ugu haboonaa in wax loo Qabto.

Ibraahin Salaad Jaamac oo ka mid ah maamumulka iskuulaka Agoomaha ah oo arintaas ka hadlaya ayaa hadaladiisii wax aka mid ahaa”Waxanu Bulshada ugu baaqaynaa inay Xasuus taan oo aya wax soo taraan ardaydoodan agaoonta ah maadama ay yihiin kuwii ugu mudnaa in wax la taro wixii aad tartaana waa wax aanad waayayn waanna u maadnaqaynaa cid kasta oo soo xasuusatay wax kasta oo aygashato in kasta ha leekaadeene”


Cabdi Nuux warsame oo ka oo isagu ku wareejinayay deeqdan qalimaanta ah ayaa sheegay inay ujeedada ugu wayni tahay in ay soo xasuustaan Bulshaddda kuu baahan in wax la taro ayna Doonayaan in waxdanbe soo gaadhsiiyaan.

Si kastaba ha ahaatee Ardaydan oo ay tiradoodu dhantahay Sadex Boqol iyo Konton arday oo kukala jira Ikuulada All xaramayn ,Taban taabo iyo Cumar Binu khadaab ayaa ah Kuwo Gabi ahaanba Agoon ah isla markaana u baahan in laga caawiyo dhaianaca wax barashada iyo Cuntadaba kuwaas oo iskuuulada ay ay wax ku barataan yihiin kuwo Boodhan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured