Baaq Taageero Ah Oo Ka Socota Jaaliyadda Beelaha Arab Ee Maraykanka

0
Wednesday October 02, 2013 - 17:00:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Taageero Ah Oo Ka Socota Jaaliyadda Beelaha Arab Ee Maraykanka

    Shir ay dhowaan isugu yimaaddeen Jaaliyadda beelaha Arab ee deggan dalka Maraykanka ayaa lagu taageeray shirka ay dhowaan ku dhawaaqeen madax dhaqameedyada beeshu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir ay dhowaan isugu yimaaddeen Jaaliyadda beelaha Arab ee deggan dalka Maraykanka ayaa lagu taageeray shirka ay dhowaan ku dhawaaqeen madax dhaqameedyada beeshu. Shir ay dhowaan isugu yimaaddeen Jaaliyadda beelaha Arab ee deggan dalka Maraykanka ayaa lagu taageeray shirka ay dhowaan ku dhawaaqeen madax dhaqameedyada beeshu.
Qurbe jooggu waxa ay taageero aan loo kala hadhin oo hiil iyo hooba leh la garab taagan yihiin guddiga qabanqaabada ah ee Salaadiintu ku dhawaaqeen.
Jaaliyadda beelaha Arab ee dalkaasi Maraykanku waxa ay hore uga qayb
qaateen horumarka dhinac kasta ee deegaankooda, sida waxbarashada, caafimaadka, iyo arrimaha bulshada.

Jaaliyaddu waxa hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dadkii iska xil saaray hawshaasi ee ay ka midka ahaayeen Guddida dhalinyarta ee G-16, Ganacsatada, Qurbejoogga, iyo Salaadiinta. Sidoo kale waxa ay jaaliyaddu u ducaynayaan guddida cusub ee la magacaabay oo ay Allaah uga baryayaan inuu xilkaas cusub u hawl yareeyo.
Mohamed Abdi Adan
Afhayeenka Guddiga Beelaha Arab ee Maraykanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured